Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda amniga oo ku raad joogta shaqsiyaad ka tirsan Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda amniga oo ku raad joogta shaqsiyaad ka tirsan Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa sheegtay iney ku raad joogto shaqsiyaad ka tirsan kooxda Shabaab, kuwaasoo ka haray shabakado argagixiso oo ciidamada nabadgelyadu hor u bur buriyeen.

Afhayeenka wasaaradda amniga Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ciidamada ammaanka ay baadi goob ugu jiraan shaqsiyaadka ka tirsan Shabaab ee ku howllan falal argagixiso oo ay ku dhibaateynayaan ummadda Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Wada shaqeynta ciidamada amniga oo kaashanaya shacabka ayaa keentay in xogag farabadan la helo, lana bur buriyo shabakado argagixiso, shar wadayaal kale oo ku dhuumaaleysanaya Muqdisho ayey ciidanku ku raad joogaan” ayuu yiri Afhayeenka wasaaradda amniga.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaa raaciyay in laamaha ammaanku ay u taaganyahay ka hortagga falalka liddiga ku ah amniga, wuxuuna hoosta ka xariiqay in ciidamadu ay adeegsadaan tabo casri ah oo looga hortago dhagarta ay maleegayaan maleeshiyaadka Alshabaab.

Hadalka afhayeenka ayaa imaanaya xilli ay ciidamada nabadsugidda iyo Booliisku ay kordhiyeen howlgallada ay ka wadaan xaafadaha Muqdisho, kuwaasoo lagu xaqiijinayo ammaanka caasimadda.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka iyo bulshada degmada Wadajir oo barlamanka ka dalbaday iney ansixiyaan xukuumadda

Next Post
Maamulka iyo bulshada degmada Wadajir oo barlamanka ka dalbaday iney ansixiyaan xukuumadda

Maamulka iyo bulshada degmada Wadajir oo barlamanka ka dalbaday iney ansixiyaan xukuumadda

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In