Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda arimaha gudaha oo hadashay dagaalada Galgaduud

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda arimaha gudaha oo hadashay dagaalada Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isagoo ka qeyb galayay barnaamijka kulanka jimcaha ee ka baxa todobaadkasta warbaahinta qaranka Soomaaliya ayaa wasiir dowlaha wasaarada arimaha gudaha iyo faderaalka C/rashiid Maxamed Xidig waxaa uu faahfaahin ka bixiyay qorshiyaasha  lagu doonayo in  dalka lagu gaarsiiyo   doorasha xor ah 2016-ka,arima la xariira dhibaatooyinka ka jira xaduudaha dalka  ee wadamada dariskaa sida Kenya oo wada darbi ay ka dhiseyso xadka dalkaasi uu la wadaago.

Cabdirashiid Maxamed Xidig Wasiir dowlaha Wasaarada arimaha guduha iyo fadaraalka ayaa ugu horeyn ka hadlay arimaha la doonaya in dalka doorasha xor ah lagu gaarsiyaa iyo arima gudiyada doorashooyinka.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Dhinaca kale wsiirka ayaa wax laga weydiyay waxyabaha wasaarada kala socoto dagaalada ka socda xadka gobolka Galgaduud uu la wadaago ismaamulka dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia.

“Wasaarad ahaan xadkayagu aad ayuu u kooban yahay  maxaa yeelay xogta aan heyno meesha dagaalku ka dhacay waa gudaha Ethiopia waa wadan kale xiriirkuna waa yar yahay qaab  labo dowladood in looga hadlo ayaa haboon  waxaan filayaa golaha wasiiraduna shalay waa ka hadleen barnaamijyo ku aadanaa waa jiri doonaan  Laakiin waan soo dhaweeyneeynaa dadkaasi  ama ha jiraan dadkaasi gudaha Ethiopia ama gudaha dalka hajoogaane”.

“Dadka soomaalida waa isku guuraan in arintaas la xaliyo wasaaraduna doorkeeda ayeey ka qadaneysaa ayagaa isla dhashay mar walba waa isla guuraan ama soomaaliya ha isla guuraan ama dhinaca Ethiopia ha u guuraane  dhibaatana waa dhacdaa marwalba soomaaliya “. Ayuu yirir wasiirka

Mar wax laga weydiyay arinta la xariirta barlamaanka Jubaland iyo mooshinka ay ka wadaan baarlamaanka iyo sida ay u arkaan wasaarad ahaan waxaa uu ku sheegay wasiirku.

“Ani waxaan amin sanahay maamulkaasi waxa ku dhismay   maamulada iska dhismay ee Soomaaliya in sida ugu wanaagsan ee maamul lagu dhisi lahaa marka loo eego dadkii wasaarada ee  noojoogay waxa ay noo soo gudbiyeen,laakiin waxaana meesha ka saareeyn in cabasho jirto hadii 50% waxa meesha ka soo baxa la siiyo halbeel  in cabasho ay ka jireyso waxase loo baahanyahay in la xaliyo cabashada ka jirta gudaha Jubba waxaa ka badan mida ka jirta Muqdisho iyo Barlamaanka dhexdiisa marka waa wax la siyaasadeeyay”. Ayuu markale yiri.

vlcsnap-2015-06-05-20h21m02s201

vlcsnap-2015-06-05-20h20m20s28  vlcsnap-2015-06-05-20h20m41s32

vlcsnap-2015-06-05-20h21m05s12

vlcsnap-2015-06-05-20h20m35s231 vlcsnap-2015-06-05-20h21m07s36

Previous Post

Munaasabad lagu xusay maalinta Bey’ada oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro

Next Post

Muhiimadda Waxbarashada

Next Post
Muhiimadda Waxbarashada

Muhiimadda Waxbarashada

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In