Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda arimaha gudaha oo raashiin u qeybisay isbitaalo ku yaala Muqdisho

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda arimaha gudaha oo raashiin u qeybisay isbitaalo ku yaala Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan maanta wasaaradda arimaha gudaha iyo federaalka ay gaarsiisay lix isbitaal oo ku yaala magaalada Muqdisho isla markaana ay kamid ahaayeen isbitaalada Madiina iyo isbitaalka xooga dalka ayaa waxaa ay qeyb ka aheyd raashiinkii walaalaha Turkiga ay ugu talagaleen dadka Soomaaliyeed.

Dr. Maxamed Yuusuf oo ah  agaasimaha isbitaalka Madiina ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin deeqdan la soo gaarsiiyay isla markaana si cadaalad ah u gaarsiin doonaan bukaanada ku jira isbitaalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Raashiinkan oo ka kooban Bur iyo Sonkor ayaa waxaa sidoo kale dhakhaatiir ka soctay isbitaalada kale oo maanta deeqdan ka faa’ideystay ay dhankooda  sheegeen in ay u mahadcelinayaan dowladda Turkiga iyo wasaaradda arimaha gudaha oo soo gaariisay raashiinkan.

Agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/laahi Maxamed Xasan (Azhari) ayaa tilmaamay in qorshahan uu kamid ah mid lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed kuwooda liita isla markaana meelo kale la gaarsiin doona deeqdan raashiinka ah.

C/laahi Maxamed Xasan oo ah agaasimaha wasaaradda arimaha gudaha ayaa sidoo kale xusay in la dardargelin doona howlaha raashiin qeybinta ah. Isagoo sheegay in horey ay deeq sidan oo kale ah ay gaarsiiyeen xeryaha ay ku jiraan dadka barkacyaasha ah ee ku yaala magaalada Muqdisho.

Previous Post

Wakiilka midowga Yurub ee Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Next Post

Isbitaal cusub oo laga dhisi doono Warsheekh-Sawirro

Next Post
Isbitaal cusub oo laga dhisi doono Warsheekh-Sawirro

Isbitaal cusub oo laga dhisi doono Warsheekh-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In