Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda arrimaha gudaha oo raashin ka qaybisay Xamar jajab iyo Waabari {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda arrimaha gudaha oo raashin ka qaybisay Xamar jajab iyo Waabari {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan raashiinka  oo ka timid  boqortooyada  cumaan  ayaa  wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka oo kaashaneysa maamulka deg mada xa mar  jab jab  ugu qey bisay  350 qoys oo ka mid ah  dadka   barakacayaasha ah iyo dadka danta yar eek u nool degmada   xa mar aj jab   waxaana deeqdaasi ka  koonbneyd   bur . bariir . sonkor  saliid timir  waxaana kafaa  ,iideystay dadweyne aad u  fara  badan  oo isigu jira waayeen iyo dad  sabool ah.

Qaar  ka mid ah  dadka   ka faa,iideystay deeqdaasi ayaa  ka mahad celiyay deeqda raashiinka  ay soo gaarsiisay wasaarada ari maha  gudaha

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

“raashinkaan  naloo keenay hay,adii noo kee ntay waan ugu mahad celi ney naa  waa mahad  ilahey waana  ku  mahad qab naa  qeyr badan  inuu ilaahey hada na to kale  nooga soo dhiibo “

Gudoomiyaha degmada  xamar   ja jab  ee gobolka banaadir Axmed  Cismaan dhoore oo ka  hadlay goobta ayaa ugu  mahad celiyay  wasaarada arimaha  gudaha  iyo  boqortooyada  cumaan   deeqda ay soo gaarsiiyeen dadka danyarta ah

“waxaan maanta  u mahad celi ney naa wasaarada  ari maha gudaha oo ugu horeeyo wasiirka arimaha gudaha iyo dhamaan shaqaalaha wasaarada ari maha  gudaha shaqada wa naagsa n ay u qabtee n  u mada soomaaliyeed ay u ta ba ru cayaan waqtigooda iyo dhiigooda iyom dhididkooda dhamaan oo garsii naya meelkasta oo ka midah deg mooyinka gobolka banaadir wax yaabahii ay ugu tala gashay salda nada  cu maan noogu soo tala gale n ay noo keeneen  marka mahad balaara n waxaan u jeedi ney naa wasaaradee na iyo dhamaan intii bar naamijka n  ka qeyb qaadatay ay u horeyso salda nada   cu maan   bulshada rer  xa mar ja jabna  boqolkiiba boqol wey ka mahadcelineyaan “

dhanka kale deeq raashiin oo ka kooban  bur , bariis  sonkor ,saliid timir ayaa looqeybiyay dad aad u fara  badan  ee ku nool deg mada waaberi ee gobolka banaadir

gudoomiyaha degmada waaberi  xaawa maxamuud cali  ayaa ugu mahad celisay wasaarada arimaha gudaha  iyo boqortooyada  cumaan gargaarka ay soo gaarsiiyeen dadka  tabaaleysan.

“walaalaheyga  salda nada cumaan waxaan ugu mahad celineynaa een alaabtaan iyo cuntadaan ay ugu deeqeen dadka fuqurada ah  iyo curyaamiinrta iyo  dadka aan waxba haysan ee degmada waaberi ku   dhaqan iyagoo noo soo marsiyay samafalka wasaarada arimaha gudaha aad iyo aadbaan ugu mahadceli neynaa “

DSCN5687 DSCN5699 DSCN5722 DSCN5727 DSCN5737 vlcsnap-2015-06-24-15h36m39s127 vlcsnap-2015-06-24-15h36m52s242 vlcsnap-2015-06-24-15h37m04s61 vlcsnap-2015-06-24-15h37m14s120 vlcsnap-2015-06-24-15h37m27s215

SAWIR QAADE MUUSE CISMAAN ABTOW 

 

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii maanta

Next Post

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha Baarlamanka cusub ee maamulka Galmudug

Next Post
Madaxweynaha oo mar kale ku boorriyey xukuumadda xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha baarlamanka maamulka Jubba

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha Baarlamanka cusub ee maamulka Galmudug

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In