Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Qabatay kulan looga hadlayay Dardar galinta Howlaha horyaala

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Qabatay kulan looga hadlayay Dardar galinta Howlaha horyaala
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo dardarlin galin lahaa Shaqooyinka horyaala Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Hanaanka dib u Heshsiinta, Xaslinta, Doorashooyinka, Arrimaha gudaha iyo Federaalka iyo Fulinta Mashaariicyada, iyadoo kulanka uu daah furay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya.

Agaasimaha Maamulka iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka XFS Nuur Axmed Diiriye ayaa sheegay in Ujeedada kulanka ay tahay wax iska weydiinta Howlaha horyaala Wasaaradda iyo Waxyaabihii u qabsoomay.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026

“Waa kulan howleed ku saabsan howlwadeena Wasaaradda inay isku arkaan loogana hadli doono waxqabadka Wasaaradda iyo Howlaha ay dooneyso inay hada qabato oo ka mid yihiin kuwa Federaalka, Dib u heshiisiinta, Doorashooyinka, barnaamijyada Odayaasha dhaqanka iyo howlo kale oo Wasaarada qabaneyso oo lagu falanqeynayo”.ayuu yiri Agaasimaha.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka sheegay kulanka in loo bahan yahay sidii loo fulin lahaa shaqooyinka iyo Waajibaadka Qaran ee horyaala Wasaaradda, wuxuuna soo jeediyay in la qiimeeyo sida lagu gaari karo Hadafyada ay hiigsaneyso Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Previous Post

Cadaado oo lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka+Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shir-guddoomiyay Kulanka Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Shilin Soomaaliga Cusub”Sawirro”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shir-guddoomiyay Kulanka Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Shilin Soomaaliga Cusub”Sawirro”

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shir-guddoomiyay Kulanka Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Shilin Soomaaliga Cusub”Sawirro”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In