Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 uqeybisay bulshada Gobolka Banaadir+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 uqeybisay bulshada Gobolka Banaadir+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Awwaafta iyo Arrimaha  Diinta Cismaan Aadam Dhuubow ayaa maanta kormeer ku tagay degmooyin ka tirsan 17 dagmo ee gobolka Banaadir.halkaasi oo ay howl-wadaneeda wasaaradda ay ka wadeen ololaha wacyigalinta ka hortaga cudurka covid -19.

Wasiir ku xigeenka iyo masuuliyiinta kale ayaa tagay degmooyinka Shangaani,Shibs,Kaaraan iyo Cabdicasiis iyadoo dadka loogu tagayay goobaha ganacsiga sida suuqyada iyo goobaha dadka ay isugu yimaadeen waxaana loo qeybinayay maryaha afka lagu xerto ee ( fase maaska) sidoo Kalane laga siinyay talo oyin ka aadan qatarta uu leeyahay cudurkaan safmarka ah Karoona Feyrus.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Sido kale wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan dhuuboow oo la hadlay warbaahinta ayaa bogaadiyay howsha adag oo ay bulshadooda u hayaan shaqaalaha Wasaaradda madaama aysan galin fasax si ay qeyb-uga noqdaan ololaha lagula dagaalamayo cudurkaan caalamka aafeeyay ee covid-19.

“Tan iyo markii aan bilaawnay ololahaan wacyigalinta dadku waa ay fahmeen qatarta covid-19 maxaa yeelay iyaga ayaa naga codsanaya in aan siino agabka looga gaashaanto cudurkaan sidoo kale waxaan bogaadinayaa howl-wadeenada wasaaradda oo har iyo habeenba u taagan in ay dadkooda u adeegaan”sidaa ayuu yiri wasiir Cismaan Aadan dhuuboow.

Tan iyo markii dowladda Soomaaliya waxaa ay Wasaaraddu ka mid aheyd dadka ka shaqeyneynayay ololaha wacyigelin oo looga hortagayo Covid19 taasi ay oo ay iska kaashanayaan dhamaan Hay’addaha Dowladda.

 

Tags: Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 geysay Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir
Previous Post

Soomaali India joogta oo COVID-19 laga heley

Next Post

Xabsiga dhexe oo dadaal ku bixiyey ka hortagga COVID-19 +Sawirro

Next Post
Xabsiga dhexe oo  dadaal ku bixiyey ka  hortagga COVID-19 +Sawirro

Xabsiga dhexe oo dadaal ku bixiyey ka hortagga COVID-19 +Sawirro

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In