Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaali India joogta oo COVID-19 laga heley

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Soomaali India joogta oo COVID-19 laga heley
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka aan ka heleyno dalka India ayaa sheegaya in Soomaalida ku nool dalkaas cabsi soo food saartay ka did markii dhowr qof oo Soomaali laga heley xanuunka COVID-19 isla markaana tiro kale la karantiiley.

Dadka qaar ayaa sheegayaan in aysan heli Karin dhaqaalihii ku bixin lahaayeen caafimaadkooda maadaama isbitaalada gaarka loo leeyahay lacag yihiin.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Bishaaro Cabdirashiid, oo ka tirsan saafaradda Soomaaliya ee dalkaas ayaa soo sheegaysa in dadka qaar caawimaad yar ka heleen hey’adda qaxootiga QM ee UNHCR.

India guud ahaan 24 saac ee la soo dhaafay waxaa ay wasaaraddu caafimaadku diiwaan gelisay in 194 ruux u dhinteen, waana tiradii dhimasho ee ugu badneyn oo maalin keliya dhacda.

Tirada guud ee kiisaska COVID-19 ee India waxaa ay gaaraysaa 158,3333 ruux, iyadoo wasaaraddu sheegtay in 67,691 qof ka bogsoodeen safmarka Coronavirus.

Previous Post

Galmudug iyo Puntland oo isku raacay in laga wada shaqeeyo amniga

Next Post

Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 uqeybisay bulshada Gobolka Banaadir+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 uqeybisay bulshada Gobolka Banaadir+Sawirro

Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 uqeybisay bulshada Gobolka Banaadir+Sawirro

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In