Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ka hadashay habka wadaaga wax soo saarka kheyraadka dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta  xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa soo sartay War-saxafadeed ay uga hadleeyso habka wadaagga wax soo saar ee  qayaraadka dalka, ayadoo taageera ka heleeysa African Legal Support Facility (ALSF).

Dowladda Federaalka Soomaaliya  waaxa laga taageeraya dhanka qalabka wax soo saarka  Bangiga horumarinta Africa iyo African Legal Suport  ayaa loo xilsaaray in ay caawiyaan dalal ay ka mid tahay Somaliya oo laga caawinayo dhanka warshadaha iyo ganacsigaba.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirka looga hadlayay arimahan waxa lagu xulay ilaa Shan shirkadood oo si caalami ah loo xulay kuwa oo ka shaqayndoona arrimahan.

Wasiirka wasaradda Batroolka iyo Macdanta xukumadda Fadaraalka  mudane Maxamed Mukhtar Ibrahim ayaa yiri  “waa nooca ugu habboon  ee loo samayn karo habka shidaal sahminta iyo ka shaqaynta shirkadaha shidaalka”.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dhanka shidaalka uu wato saameeyn intiisa la eg,  isagoo xusay in hishiisyada habwadaga wax soo saarka ay noqodonaan kuwo si caalami ah loo fuliyo.

 

Previous Post

Madaxweynaha Turkiga oo uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada

Next Post

Dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacay magaalada Mandheera

Next Post
Dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacay magaalada Mandheera

Dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacay magaalada Mandheera

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In