Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Batroolka XFS oo hadashay sicir bararka qiimaha Shidaalka soo galo Dalka.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Batroolka XFS oo hadashay sicir bararka qiimaha Shidaalka soo galo Dalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee wasaaradda batroolka iyo macdanta ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo waregysi gaar ah siiyay warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay qiima kororka ku yimid shidaalka lagu iibiyo suuqyada magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka.

Agaasime Maxamed xaashi waxa uu sheegay in dalka uu yaallo shidaal ku filan Balse uu isbedelay qiimaha lagu keeno taasine ay sababtay oo boqolkiiba konton uu kase maro  qiimihii hore.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Qiimaha shidaalka Soomaaliya waxa sanadkaan bilaawgiisa gaaray ilaa 40 Doolar hadane waa sideetan iyo sedex doolar waana sababta ugu weyn ee qiimaha isku bedelay suuqa caalamka.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya maxamed xaashi carabeey waxaa kaloo sheegay in dalka uu yimaado shidaalka sifeysan wasaaraduu ay la socoto dhaqdhaqaaqa Shidaalka la keeno dalka.

“Wasaaradda Batroolka waxaa ay ku howlantahay sidii sharuucda ama xeerka nimaadinta shidaalka an dhaqaan horgeyn doono golaha wasiirada si hore loogu sii wado.

“Sidoo kale waxaana la kulanay Ganacsatada,gaar ahaan shirkadaha shidaalka iyo sidoo kale maamulada dalka kuwaasi oo iyadane soo dejiyo shidaalka si loo helo nidaam saxan uu lagu haga shidaalka ayuu yiri Agaasime Carabeey.

Suuqayada Magaalada Muqdisho halkii tiilar ee shidaalka ayaa maalmahaan lagu iibiyaa 0.8 halka hore loogu iibin jiray 0.5.

Tags: Wasaaradda BatroolkaXFS oo hadashay sicir bararka qiimaha Shidaalka soo galo Dalka.
Previous Post

Libya iyo Mareykanka oo iska kaashanaya wareejinta eedeysanaha qaraxii Lockerbie

Next Post

Madaxweynaha Uganda oo ku baaqay shir xaaladda Ethiopia ku saabsan

Next Post
Madaxweynaha Uganda oo ku baaqay shir xaaladda Ethiopia ku saabsan

Madaxweynaha Uganda oo ku baaqay shir xaaladda Ethiopia ku saabsan

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In