Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo ku howlan sidii loo kordhin lahaa Wax soo saarka dalka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo ku howlan sidii loo kordhin lahaa Wax soo saarka dalka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee Wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee Xukuumadda Soomaliya ayey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda iyo Kusimaha agaasimaha guud ahna agaasimaha Maamulka Maaliyadda waxey gudaha Wasaaradda ku qaabileen Saraakiil ka socotay qeybta taakuleynta ee ciidamadda Milateriga ee dalka Talyaaniga.

Kulanka dhex maray labada dhinac ayaa looga hadlay sidii loo kordhin lahaa wax soo saarka dalka iyo sidii qeybta taakuleynta ee ciidamadda Talyaaniga ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhismaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka oo hada uu dib u dhis ka socdo.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Saraakiisha ka socotay dalka Talyaaniga ayaa dhankooda ka mahadnaqay Soo dhaweynta wanaagsan oo ay kala kulmeen masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha, waxeyna ballan qaadeenย  in ay ka qeyb qaadan doonaan dhismaha wasaaradda iyo gacan siinta beeraleyda soomaaliyeed.

Markuu kulanku soo dhamaaday kadib waxaa warbaahinta la hadlay Ku simaha agaasimaha Guud ahna agaasimaha Maamulka Maaliyadda ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Axmed Cilmi Waasuge,ย isagoona marka hore sheegay inuu ku faraxsan yahay in xarunta Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ku qaabilaanย Saraakiil ka socotay qeybta taakuleynta ee ciidamadda Milateriga ee dalka Talyaaniga.

Gabagabadii Wasiir ku-xigeenka iyo Kusimaha agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa hadiyado ay ka mid ahaayeyn qaar kamida dalagyada kasoo kasoo goโ€™a beeraha dalkeena ku wareejiyey saraakiishii ka socotay Dowladda Talyaaniga oo iyana dhankooda hadiyado kale gudoonsiiyey Masโ€uuliyiinta iyo qaar kamida shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay tabashooyinka la xiriira tacadiyada ka dhanka ah haweenka

Next Post

Mas’uuliyiinta dowladda oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka

Next Post
Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo furtay shir looga hadlayo xuquuqda Carruurta

Mas'uuliyiinta dowladda oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In