Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ka daahfurtay Shirka Madasha Qaran ee Beeraha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ka daahfurtay Shirka Madasha Qaran ee Beeraha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Madasha Qaran ee Beeraha oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya waa madal Afartii bilba mar ay ku kulmaan Agaasimayasha Guud ee Wasaaradaha Beeraha ee heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed, taas oo looga wada hadlo shaqooyinka hor-tabinta leh ee u yaala dhinacyada sida dhiirigelinta Beeraleyda, kobcinta wax soo saarka, kawada shaqeynta Istaayijiyadda Qaran ee Beeraha, Ka doodida Habraaca loo maro Abuurka iyo xoojinta Mashaariicda beeraha ee ka socda dalka .

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Xaamud Cali Xasan oo shirka furay ayaa madaxda ku booriyay inay isku xirnaan, muujiyaana si loo gaaro hadafka ah in dalka la gaarsiiyo isku filnaanso dhanka Cuntada ah oo dhameystiran.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Nuur Yuusuf Nuur oo madasha ka hadlay ayaa Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Beeraha ee Dowlad Goboleedyada ku amaanay shaqooyinka wanaagsan oo ay qabteen, wuxuuna ku booriyay inay xooga saaraan xaqiijinta barnaamiyada Hor-tabinta leh ee horyaala si looga mirodhaliyo hadafyada waaweyn ee u dagsan.

Ugu dambeyn Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradda Beeraha ee Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa madaxda Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ku bogaadiyay qabashada shirkan oo ay tilmaameen inuu ahmiyad weyn ugu fadhiyo Beeraleyda Soomaaliyeed.

Previous Post

Doorashada shan kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baydhabo

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay maeeshiyaad qaraxyo aasayay “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay maeeshiyaad qaraxyo aasayay “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay maeeshiyaad qaraxyo aasayay “SAWIRRO”

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In