Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan Sharciyeynta Beeraha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan Sharciyeynta Beeraha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, sharci yaqaano dhanka beeraha ah iyo qubaro ayaa ka qeyb galay kulanka oo u jeedkiisu ahaa ka tashiga qaabka ay u howlgali doonto hey’adda adeegyada baaritaanka Beeraha iyo sharciyeynta beeraha Soomaaliyeed oo ay horey u meelmariyeyn Xildhibaanada Golaha shacabka.

Ka qeyb galaayasha kulanka ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda hey’adda adeegyada baaritaanka Beeraha iyo sharciyeynta beeraha Soomaaliyeed, taas oo saldhig u ah la socodka badqabka iyo  tayada cunooyinka dalka soo gala iyo kuwa ka baxa xakameynta iyo kor u qaadidda tayada abuurka, ka shaqeynta sugnaanta cuntada iyo kobcinta wax soo saarka beeraha.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Agaasimaha qorsheynta iyo siyaasadda ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Maxamuud Yaasiin Cartan ayaa sheegay in sharcigan oo ay meel mariyeen Golaha Wasiirada iyo golaha Shacabka, ay doonayaan in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u dhaqan geliyaan.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid oo kulanka furay ayaa sheegay in Hey’adda Adeegyada Baartitaanka iyo Sharciyeynta Beeraha Soomaaliyeed ay muhiim u tahay bulshada Soomaaliyeed, loona baahanyahay in shacabka ay ka faa’iidyestaan.

Previous Post

Wasiirka Amniga oo kiiska dilka Guddoomiyihii degmada Hodan ku wareejiyey Xeer ilaaliyaha Maxlamadda CQS “SAWIRRO”

Next Post

Qaar ka mid ah Wasiirada Koonfur Galbeed oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Qaar ka mid ah Wasiirada Koonfur Galbeed oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Baydhabo “SAWIRRO”

Qaar ka mid ah Wasiirada Koonfur Galbeed oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Baydhabo “SAWIRRO”

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In