Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay shir looga hadlayay badqabka goobaha shaqada iyo caafimaadka shaqaalaha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay shir looga hadlayay badqabka goobaha shaqada iyo caafimaadka shaqaalaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka ayaa qabatay shir looga arinsanayey badqabka goobaha shaqada iyo caafimaadka shaqaalaha ee ku aadan caabuqa COVID-19, iyadoo kaashaneysa Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshad iyo shirkadda Hope Labs group.

Shirka waxaa Sido kale ka qeyb galay Heyadaha WHO, ILO, Maamulka gobolka Banaadir, Culumada Soomaaliyeed iyo khubaro caafimaadka ku taqasuustay,  waxaana shirka ka qeybgalay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Guud Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Shaqada Agaasimaha, Waaxda Daawada iyo Qalabka ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Madax ka socda Shirkadda Hop lab group.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Shirkaas oo si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa waxaa diiradda lagu saaray oo looga hadlay: qobada kala ah.

  1. Sare u qaadidda wacyigelinta COVID-19 ee goobaha shaqada iyo hirgelinta baaritaanka caafimadka shaqaalaha ee ka dhanka ah COVID-19.
  2. Iskaashiga hubinta habraacyada badqabka goobaha shaqada iyo caafimaadka shaqaalaha Soomaaliyeed iyo.
  3. Taageerada xarunta dhexe ee caafimaadka shaqaalaha iyo badqabka goobaha oo ay iska kaashadeen Wasaaradda shaqada iyo shirkadda Hope Labs Group.

Previous Post

Wasiirka Difaaca dalka oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha ciidamada qalabka sida “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in 10 qof oo cusub ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in 10 qof oo cusub ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In