Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay in Soomaaliya ay ka mid noqotay waddamada uu hoos uga dhacay Halista Cudurka Duumada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafmaadka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ku guuleysatay ka mid ahaanshiyaha waddamada uu Hoos uga dhacay Cudurka Duumada.

Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya mudane Cabdiqani Sheekh Cumar oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Soomaaliya ay heshay fursad ay ku Ciribtirto Qatarta Cudurka Duumada ama malariyada oo ka mid ah kuwa saameenta ku haya dadka Soomaaliyeed,isagoo sheegay in goobaha ugu badan uu ka yimaado cudurkaas ay tahay meelaha biyo fariisinka ah iyo xarumaha ay ku noolyihiin dadka Barakacayaasha.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Dhimashada iyo la Bugaanshiyaha Cudurkaan Duumada Gaar ahaan Carruurta ka yar Shanta Sano iyo Hooyooyinka Uurka leh waynu yareynay, Tusaale Sanadkii 2010 ’kii waxaa jirtay halista Cudurkaan waxaa la jiraday 226’000 waxaa u Dhintay 50’000 inagoo yareynay halistaas waxaan goobaha Caafimaadka siinay Daawooyinka ka hortagga Cudurka malariyada,inagoo wacyi gelin u samaynay Bulshada Soomaaliyeed” ayuu yiri Agaasimaha Wasaaradda Caadfimaadka.

intabadan Bulshada Soomaaliyeed ayaa u badan kuwo aan helin adeegyo dhamaystiran oo Dhanka Caafimaadka ah iyagoo qaarkood aynan awood u leheen in markasta ay xiriir la soo sameeyaan Dhakhaatiirta Caafimaadka hase yeeshee Wasaaradda Caafimaadka Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo gaashanaysa Hay’adaha Dhinaca Caafimaadka ayaa wadda dadaallo lagu yareynayo Cudurrada Qatarta ah ee Sameeya Nolosha Qofka.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Saraakiil ka tirsan Guutada koowaad ee ciidanka xoogga dalka oo siminaar loo soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Next Post
Saraakiil ka tirsan Guutada koowaad ee ciidanka xoogga dalka oo siminaar loo soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Saraakiil ka tirsan Guutada koowaad ee ciidanka xoogga dalka oo siminaar loo soo gabo gabeeyay "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In