Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay gudiyo qaabilsan caafimaadka hooyada

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Wasaarada caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gudiyadda heerka qaran ee kala ah gudiga dabagalka iyo wax qabashadda waxyaabaha keena dhimashadda hooyadda uurka leh iyo gudiga wax ka qabashadda wax loo yaqaan isku furanka haweenka ku yimadda xiliga dhalmadda,oo wasaaradda cafimaadka ay saartay si wax looga qabta arrinta walaca dhalisay ee korarka heerka dhimashadda hooyadda uurka leh ayaa gudiyadaasi waxaa ay ka kala socdeen wasaaraddaha xukuumadda iyo Dhakhaatiir.
Dr. C/qaadir Weheliye Afrax oo ah la taliyaha xafiiska taranka ee wasaradda caafimaadka ayaa sharaxay xaaladda waqtigaan ee heerka dhimashada hooyadda uurka leh iyo dariiqa looga hortgikaro, in lixdii kun ee haween ah ee uur leh in ay geeriyooto 1044 oo kamid ah, isla markaana taasi ay tahay dhibaato aad u daran loona baahan yahay in wax laga qabto.
Dr. C/risaaq Axmed Yuusuf aha agaasimaha dawadda iyo qalabka ee wasaaradda caafimaadka ayaa sidoo kale xusay in heerka dhimashadda hooyadda uurka leh lagu yarayn karo saddax waddo.
“Waxaa lagu yareynkara dhimashadda hooyadda uurka leh in la hello umuliso xirfad leh,xarun ,caafimaad iyo in la kala dheereeyo dhalmadda carruurta” ayuu yiri Yusuuf.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Cismaan Max’ed Cabdi ayaa xusay in gudiyadda looga baahan yahay in wax ka qabtaan dhamaan dhibaatooyinka heysa haweenka Soomaaliyeed.
Wasiirka caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Dr.Xaawo Xasan Max’ed ayaa ka hadashay muhiimadda gudiyadda ay wasaaradda ay sameysay u jeedka laga leeyahay ay tahay in wax laga qabto dhibaatadan baaxadda leh oo heysata haweenka Soomaaliyeed.
“Gudigaan waa heer qaran marka waxaa dhiman midka heer gobol ah ,waxaana u aragnaa in mashaakilka jira lagu xalin karo dhibaataadda naga haysta caafimaadka hooyada uurka leh ” ayay tiri wasiir Xaawo.
Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda qorsho ay ku doonayso in ay wax uga qabato dhibaatada caafimaad darada ah oo heysata haweenka Soomaaliyeed, waxayna gudiyadan looga fadhiyaa in ay la yimaadaan talaabooyin lagu xakamaynaayo isla markaana lagu yareyn karo waxyaabaha keena dhimashada hooyada uurka leh.

Previous Post

Shirkadda Hormuud oo $15,000 ugu deeqday canug xanuunsan-Sawirro

Next Post

Bisha Cas ee Imaaraadka oo deeq gaarsiisay dad danyar ah-Sawirro

Next Post
Bisha Cas ee Imaaraadka oo deeq gaarsiisay dad danyar ah-Sawirro

Bisha Cas ee Imaaraadka oo deeq gaarsiisay dad danyar ah-Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In