Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo wadda dadaallo lagu qaadayo Dhaawacyada daran

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo wadda dadaallo lagu qaadayo Dhaawacyada daran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xaawo Xasan Maxamed ayaa sheegtay xilli ay booqatay cusbitaalka guud ee magaalada beydhabo in dadkii ku dhaawacmey weerarkii bahalnimo ee dhawaan ka dhacay magaaladaas  loo qaadi doono Caafimaad dibadda ah.

“sidii aan dadkii hore ugu dadaali jirnay ayaan kuwaan dhawacanna ugu gargaareynaa wxaa jira kuwo u baahan caafimaad dibadda ah waxaana dadkaan u raadin doonnaa caafimaad dibadda ah” ayey tiri wasiirka caafimadka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Marwo Xaawo Xasan Maxamed ayaa sheegtay in ay jiraan dhaawacyo horey waxyeello ay ka soo gaartay weerarkii xeebta liido kuwaas oo wasaaraddu ay u heshay caafimaad dhanka Turkiga ah kuwa hadda daranna lagu dari doono dadkaas.

Dhawaan waxaa magaalooyinka Muqdisho iyo Beydhabo ka dhacay weerarro bahalnimo kuwaas oo dad badan ay ku xasuuqeen kooxda Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee Shabaab, Inkastoo ay jiraan dhaawacyo daran oo u baahan caafimaad dibadda ah ayaa dadka qaar xaaladdoodu ay aad u wanaagsan tahay.

Previous Post

Baarlamaanka oo Su’aalo weydiinaya Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Amniga

Next Post

Qalalaaso hor leh oo maanta ka socda dekadda Dalka Faransiiska

Next Post
Qalalaaso hor leh  oo maanta  ka socda dekadda Dalka Faransiiska

Qalalaaso hor leh oo maanta ka socda dekadda Dalka Faransiiska

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In