Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo diyaarisay qorshe lagu xakameynayo cudurka Qaaxada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo diyaarisay qorshe lagu xakameynayo cudurka Qaaxada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda gaar ahaan qaybta mashruuca xakamaynta cudurka Qaaxada ayaa maanta qabatay xuska Maalinta Qaaxada Adduunka, oo la xuso 24-ka Maarso sannad kasta, taas ujeeddadeedu tahay in la kordhiyo wacyigalinta  ku aadan Caafimaad daradda  dhibaatooyinka bulsho iyo dhaqaale ee cudurka Qaaxada  iyo in la kordhiyo dadaallada looga hortagayo faafitaanka cudurka. Halku dhigga sanadkaan ayaa ahaa ‘Haa waan joojin karnaa Qaaxada.

Munaasbaadda waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr Cali Xaaji Aadan oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Dr-Maxamed Xasan Maxamed Bulaale sidoo kale Agaasimaha Waxaada Caafimaadka , Qaybo ka mid ah Madaxda mashaariicda Wasaradda iyo Madaxa kale oo ka socatay Hay’addaha taageera Caafimaadka Soomaaliya, gaar ahaan hay’adda World Vision oo si gooni ah u taageerta mashruuca Qaaxada ee Wasaradda  ,WHO, iyo ururada Bulshada

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Wasiirka Caafimaadka oo ka hadlay munsaabadda ayaa sheegay in Wasaradda Caafimaadka ay diyaarisay qorsha dhab ah oo lagu xakamaynaayo cudurka qaaxada kaas oo noqon doono mid la gaarsiiyo dhamaan Wadanka oo dhan, Wasaradda Caafimaadka ayaa ku diyaarsiay dhamaan goobaha xarumaha Caafimaadka adeegga Daryeelka qaxaada kaasoo oo ah mid bilaash ah.

Previous Post

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Qorsheynta Qaranka 

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Siyaasadda Midowga Yurub “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Siyaasadda Midowga Yurub “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Siyaasadda Midowga Yurub "SAWIRRO"

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In