Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Agab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Ceelbarde+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Agab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Ceelbarde+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukumadda federaalka  Soomaaliya ayaa maanta deeq daawo iyo agab kale  oo ka kooban dhamman qalabka loogu hortago gaarsiisay Cisbitaalka Degmada Ceelberde.ee Gobolka Baay.

Qalabka ayaa waxaa ka mid ah maryaha afka lagu xerto ee (Fase Mask0 gacmo gashi ,dareeraha gacmaha lagu dhaqdo iyo qalabka kale waxaana lagu wareejiyay Cisbitaalka weyna ee Degmada Ceelbarde waxaana ay ka dambeysay kadiib markii bulshada deegaanka ay codsadeen in laga taageero qalabka looga hortago cudurka safmarka ee Karoona Feyrus.

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Guddoomiyaha Degmada Ceelbarde Haadi Siraad Cumar iyo madaxa Caafimaadka Degmada Maxamed Saciid Cali oo qalabka kala wareegay wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ayaa uga mahadceliyay Agabkaan loo keenay waxaana sidoo kale ay sheegeen inay u baahnaayeen.

“Waan uga mahadcelineynaa wasaaradda caafimaadka sida ay uga soo jawaabtay codsigeyna ee ahaa inaan sida uga dhaqsiyaha badan aan u helno agabkaan caafimaad maadaama ay nasoo wajahday cabsida aan ka qabno saameynta cudurka Covid-19.ayay ku dareen hadalkooda masuulyiinka maamulka Degmada.

Tags: Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Agab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Ceelbarde+Sawirro
Previous Post

Baladweyne: Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo xubno kale oo kormeeray goobaha uu fatahaadda ka sameeyo Webiga Shabeelle+Sawirro

Next Post

Dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed oo soo dhaweeysay heerka Howlgalka Barnaamijka Baxnaano+Sawirro

Next Post
Dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed oo soo dhaweeysay heerka Howlgalka Barnaamijka Baxnaano+Sawirro

Dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed oo soo dhaweeysay heerka Howlgalka Barnaamijka Baxnaano+Sawirro

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In