Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baladweyne: Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo xubno kale oo kormeeray goobaha uu fatahaadda ka sameeyo Webiga Shabeelle+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Baladweyne: Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo xubno kale oo kormeeray goobaha uu fatahaadda ka sameeyo Webiga Shabeelle+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddomiyaha gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan oo ay wehliyaan agaasimayaal ka socday xafiska ra’isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  guddiga ka hortagga fatahaadda Beledweyne ayaa waxa ay  kormereen gooba uu ka soo jabsado wabiga Shabeelle xilliyada uu wado biyaha aad ka ubadan .

Masuuliyiinta ayaa kormeer indho-indheyn ah ku sameeyay dhammaan goobaha laga cabsi qabo inuu markale fatahaad ka sameeyo wabiga, Waxaana ay ka dambeysay kaddib markii sacaadihii lasoo dhaafay ay ka billowdeen Roobka deyrta .

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Guddoomiyaha guddiga ka hortagga fatahadaha Beledweyne Xaaji Cismaan Dhagaxoow ayaa  sheegay in ay billaabeen qorshayaal ay kaga hortagayaan fatahaadda wabiga uu sameeyo markale.

Guddoodomiyaha gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa dowladda Soomaaliya ka codsaday in ay ka qeyb-qaadato dadaallada dadka reer Beledweyne ay ugu jiraan  sidii looga hortagi lahaa  fatahadaha soo laalaabtay.

“Waxaan dowladda Soomaaliya ka codsaneynaa sida ay hore inoogala shaqeysay howsha adag ee aan ugu jirno ka hortagga iyo sidoo kale samata bixinta dadkii ay hore u saameeyeen fatahaadihii ka dhacay Baladweyne ayuu yiri guddoomiye Cali Jayte Cismaan.

Waa fatahaaddii seddexaad ee ka dhacday Magaalada Beledweyne  muddo hal sano  gudaheed ah waxaana dadka ay codsanayaan in wax laga qabto xaaladahaan soo laa laabtay ee afeeyay dadka iyo duunyo waxii ku nolaa magalaada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Tags: Baladweyne: Gudduumiyaha Gobolka Hiiraan iyo xubno kale oo kormeeray goobaha uu fatahaada ka sameeyo wabiga Shabeelle+Sawirro
Previous Post

Kulanka Golaha Shacabka oo goordhaw furmay

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Agab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Ceelbarde+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Agab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Ceelbarde+Sawirro

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Agab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Ceelbarde+Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In