Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan degdega oo looga hadlayay Coronavirus la qaadatay deeq bixiyayaasha Caalamka+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan degdega oo looga hadlayay Coronavirus la qaadatay deeq bixiyayaasha Caalamka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka  Coronavirus dhawaan laga helay dalalka aynu Dariska nahay ee Kenya iyo Itoobiya  ayaa masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka oo arintaas ka Duuliya waxey Kulan deg deg ah oo looga tashanayo qatarta sii baaheysa ee cudurkaan la qaateen deeq bixiyayaasha taageera Soomaaliya, iyo qaar kamida safiirada dalalka caalamka, waxaana kulanka oo ay shir gudoomisay wasiirka caafimaadka sido kalena goobjoog ka ahaa wasiirro ka tirsan xukuumadda, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka warbixay meesha uu marayo Qorshaha Qaran ee ka diyaar garowga iyo ka hortagga cudurka coronavirus, waxeyna masuuliyiinta Wasaaradda Carrabka ku adkeeyeen in la diyaarinayo oo ay gabagabo marayaan goobo loogu talogalay in  lagu karantiilo Dadka ka yimaada dalalka uu cudurka saameeyay.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

dhinaca kale  qaar kamida deeq bixiyaayasha iyo safiirada ka qeyb galay kulanka ayaa sheegay inay Soomaaliya kala  shaqeyn doonaan ka hortagga cudurka coronavirus oo ay u geeriyoodeen In ka badan seddex kun oo qof.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Drs Fowziya Abiikar Nuur oo kulanka kadib warbaahinta la hadashay ayaa tilmaamtay in la isku afgartay in la kordhiyo taxadarka cudurka Coronavirus, islamarkaana Soomaaliya laga taageero sidii cudurkaan ay uga digtoonaan laheyd.

Fowziya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa ku baaqday in la yareeyo shirarka iyo safaradda dibadda si looga feejignaado halista Coronavirus maadaama kiisaskii ugu horeeyay laga helay dalalka aan dariska nahay ee Kenya iyo Itoobiya .

Previous Post

Waqtiga Caleema saarka Madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyay

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Radio Muqdisho

Next Post
Dhegeyso: Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Radio Muqdisho

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In