Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo gaba-gabeeysay Olole qaliin loogu sameeyay 100 Haween ah+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo gaba-gabeeysay Olole qaliin loogu sameeyay 100 Haween ah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumaadda Soomaaliya  ayaa soo gabagabeesay olole qaliin loogu sameeyay in ka badan 100 Haween ah oo laga qalay Xanuunka isku furanka Hooyada( Obestetric Fistula), oo daawayn iyo daryeel loogu suubiyay ololahaan oo ah kii lixaad oo ay wasaaradda Caafimaadka fuliso lagana fuliyo Isbitaalka Dayniile, iyadoo
kaashanaysa Hay’adaha UNFPA iyo Physicians Across Continents Pac.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka marwo Drs Fawziya Abiikar Nuur oo Hadal ka jeedisay xaflada xiritaanka ololaha ayaa tiri “Waxaa sharaf weyn noo ah haddaan nahay wasaaradda cafimaadka inaan la dabaal degno islamarkaana aragno Dhoola cadeynta iyo Farxada inka badan 100 Haween Soomaliyeed oo ay maanta u soo laabatay farxadii iyo dhoola cadayntii muddo ka maqneed.waxaana sii wadi doonaa rajo abuurka iyo soo celinta farxada hooyooyinka soomaliyeed ee la il daran xanuunka isku furanka Hooyada”

Wasiirada Caafimaadka  ayaa sidoo kale ku bogaadisay Howlwadeenadii ka soo shaqeeyay barnaamikaan, isla markaana amaan u soo jeedisay dhaqaatiirta iyo Mihnad la-yaasha ka yimid Dalka suudaan sida wanaagsan oo ay u fuliyeen ololahaan qalliimada ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Previous Post

Nidaamka shaqaale ee dowladda Dhexe iyo kan gobolka Banaadir oo la isku xirayo+sawirro

Next Post

Washington iyo Ankara oo ka heshiinaya arrimo lagu badbaadinayo Kurdiyiinta

Next Post
Washington iyo Ankara oo ka heshiinaya arrimo lagu badbaadinayo Kurdiyiinta

Washington iyo Ankara oo ka heshiinaya arrimo lagu badbaadinayo Kurdiyiinta

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In