Iyadoo laga duulayo walwalka sii badanayo ee caalamku uu ka qabo sii faafitaanka cudurka COVID-19, iyo dareenka bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan cudurka COVID-19, Wasaaradda Caafimaadka waxay la wadaagaysaa bulshada Soomaaliyeed war-saxaafadeedkaan:
Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...











