Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo tababar u furtay xirfadlayaal Caafimaad oo ka socda Gobolada Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo tababar u furtay xirfadlayaal Caafimaad oo ka socda Gobolada Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo  Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adda UNICEF ayaa soo qaban qabisay  tababar shan maalmood  socon doona  oo ku saabsan, sida loo xanaaneeyo ilmaha ku dhasha miisan yarida ama wakhtigoodi dhamaysan (Kangaroo Mother Care).

Tababrka waxaa daahfuray Agaasimaha Waaxda hooyada iyo Dhallaanka Dr. Mustafe Cawil, oo wuu wehelinayo la taliye sare Dr. Cabdulqaadir iyo khubaru ka socota UNICEF, WHO. Tabarbarkan ayaa waxaa la siin doona xirfadlayaal Caafimaad oo ka socda dhamaan wadanka oo dhan, kuwaas oo noqon doona Tababarayaal sare oo sii gudbin doona aqoonta, dhamaan xurumaha wadankoo dhan, si hooyoyinka ilmahaasi dhalay miisanka yar ugu tababaran qaabka Kangaroo Mother care ka.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Ujeeddada tababarkan waxay tahay in laga hirgeliyo xarumaha caafimaadka ku dhaqanka KMC. iyo in la dhiso awoodda Xirfidlayaasha Caafimaadka si ay u horumariyaan tayada guud iyo natiijada daryeelka dhallaanka ku dhasho Miisan Yarida. Maadaama Soomaaliya ay safka hore kaga jirto wadamada ay ku badan tahay dhimashada dhallaanka, KMC oo ka mid ah habracayda laga hortagayo dhimahsada ilmha miisan yarida ku dhasha

Previous Post

Gulufka dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo ku sii fidaya deegaanno cusub

Next Post

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo gaaray deegaanka Laas-gacameey ee Gobolka Mudug

Next Post
Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo gaaray deegaanka Laas-gacameey ee Gobolka Mudug

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo gaaray deegaanka Laas-gacameey ee Gobolka Mudug

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In