Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Federaalka oo Maanta Muqdisho ka Furtay Shir looga hadlayey Hormarinta Garsoorka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Cadaaladda ayaa maanata Magaaladda Muqdisho ka  Furtay Shir Socon doono Seddex Cesho oo looga Hadlayey Sidii loo Hormarin lahaa Hay’addaha Garsoorka Dalka.

Furitaanka Shirkan ayaa waxaa kazoo qeyb galay Wasiirka Cadaaladda , Xeer ilaaliya Guud ee Qaranka , Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Wasiir ku xigeenka Dastuurka, Taliyaha Ciidamadda Asluubta iyo Xubno kala duwan oo ka kala socday maamul Goboleedyadda Dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xeer ilaaliya Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo ugu horeyn Goobta Ka Hadley ayaa waxaa uu soo Jeediyey in Dowladda Federaalka ah looga baahan yahay in ay ahmiyadda kowaad siiyaan Garsoorka iyo cadaalada si nabad loo helo.

Wasiirka wasaarada Cadaalada Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegey in wasaarada Cadaalada ay xiligan si wayn ugu sahaqeyneyso sidii Ay ku hormarin lahayd Cadaalada loona Heli Lahaa Garsoor madaxbanaan.

Dr Ibraahim Iidle Suleymaan Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Dalka Oo ugu dambeyn Shirka Ka hadley Ayaa sheegey In Intii Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo jirtay waxbadan laga qabtay Dhinaca Garsoorka Isbedal muuqdana Lagu Sameeyey loona baahan yahay in La dhameystiro Wixii Harsan.

Previous Post

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Gudigii loo xil saaray Go’aankii Golaha Wasiiradda.

Next Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Tacsi u diray ehelada marxuum Cumar Ismaaciil Sheekh Xasan.

Next Post
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Tacsi u diray ehelada marxuum Cumar Ismaaciil Sheekh Xasan.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Tacsi u diray ehelada marxuum Cumar Ismaaciil Sheekh Xasan.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In