Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Deegaanka oo waddo wacyigelin ku aadanla ciribtirka Bacaha 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Deegaanka oo waddo wacyigelin ku aadanla ciribtirka Bacaha 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka cimilada oo soo gabagabaysay wacyi galin muddo saddex maalin ah, ay ka waday magaalada Muqdisho.

Wacyigelintaan ayaa u jeedkeedu ahaa in lagu baraaujiyo shacabka soomaaliyeed,Inayna isticmaalin,Dilaaga qarsoon ee ah bacdda, ay ku soo adeegtaan,taas oo galaafatay dageenkii iyo xoolihii ku noolaa,deeganka bacanha laga isticmaalo oo dhan.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Wasaaradda dhawaan sheegtay inay joojin doonto, ka Ganacsiga bacda,Ayadoo dadka u qeybinayso, wixii ay ku badalan lahaayeen,Dilaaga qarsoon ee bacda ah,Waxa ay Wasaaradda xil weyn iska saaraysaa,ilaalinta deegaanka iyo bad qabka xoolaha.waana talaabo fiican ay qaaday Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Wasaaradda ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday inay iska dhafaan isticmaalka Bacaha. Saameynta ugu badan ee bacaha ayaa ah dadka xoolaha heestaan,Oo ay ugu dhintaan inta badan xoolahooda cunistii ay cuneen Bacaha.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo kormeeray Xerada Ciidamada Jeneraal Dhagabadan

Next Post

Taliyaha Ciidanka dhulka bogaadiyay howlgalladii ka laga sameeyay qeybo kamid ah Galgaduud 

Next Post
Taliyaha Ciidanka dhulka bogaadiyay howlgalladii ka laga sameeyay qeybo kamid ah Galgaduud 

Taliyaha Ciidanka dhulka bogaadiyay howlgalladii ka laga sameeyay qeybo kamid ah Galgaduud 

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In