Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Galmudug oo faah faahin ka bixisay qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Galmudug oo faah faahin ka bixisay qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

“Wasiirka   dekadaha  iyo gaadiid  Dowlad goboleedka aSoomaaliyeed ee  Galmudug oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa   faah faahin ka bixiyay  mashaariic  horumarineed    oo  Galmudug  iyadoo kaashanaysa  Guddiga Gob  ay ka fulisay  Wadada  xariirisa   Gaalkacyo iyo hobyo  isagoo  sheegay  in maamulka  galmudug  oo kaashanaya  bulshadiisa  ay suurtagal ka dhigi karto  in ay   sameeyaan isku  tashi  ay  xoojinayaan  horumarka deegaankooda”

Wasiirka  dakadaha iyo  gaadiidka  cabdiqaadir   cali jaamac qalab xoor  ayaa  ugu horayn Radio Muqdisho uga waramay  dhismaha  wadada hobyo iyo  gaalkacyo  ee la soo gababeeyay  iyo   qaabkii ay ku suuragashay     dhismaheeda Wasiirka ayaa tilmaamay in Dowlad goboleedka Galmudug gobalada dhexe ay ka go,an tahay sidii ay u dhisan lahaayeen goobaha adeegyada aas aasiga ah loogu qabto bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool gobolada dhexe ee Dalka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

“Hadalkaan Wasiirka dekadaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug gobolada dhexe C/qadir Cali Jaamac ayaa kusoo beegmaya xili Maamulka Galmudug oo kaashanaya Ganacsatada iyo jaaliyadda kasoo jeeda Gobolada Mudug iyo Galguduud ay wadaan qorshayaal horumarineed”

Bulshada Gobolada dhexe iyo Dowlad goboleedka Soomaaliyeed Galmudug ayaa baahi weyn u qaba heli taanka kaabayaal dhaqaalee oo loogu adeego bulshada Reer Galmudug iyadoo ay xusid mudan tahay in insha lagu wadahaayo suurta galnimada hirgalinta dekedda Magaalo xeebeedka Hobyo.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiir qalab xoor:

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/05/wasiirka-dakadaha-iyo-gaadiidka-Ee-Galmudug-.mp3
Previous Post

Ismail Mohamed oo u tartamayay xaafada 25 ee Columbu Ohio

Next Post

Sawirro+ Guddoomiyaha Aqalka sare ee BFS oo la kulmay wafdi ka socda midowga Yurub

Next Post
Sawirro+ Guddoomiyaha Aqalka sare ee BFS oo la kulmay wafdi ka socda midowga Yurub

Sawirro+ Guddoomiyaha Aqalka sare ee BFS oo la kulmay wafdi ka socda midowga Yurub

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In