Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha oo tababar u qabatay ururrada Dhalinyarada

admin by admin
October 11, 2018
in Wararka
0
Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha oo tababar u qabatay ururrada Dhalinyarada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Wasaaradda Dhallinyaradda iyo ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta tababar u furtay xubno mid ah Ururrada Dhalin-yarada iyo kuwa wax ka barta Jaamacadaha Dalka.

Ujeedada tababarkan ayaa ahaa wacyi galin ku saabsan mideynta afkaarta Dhallin-yarada iyo inay wasaaraddu faah-faahinno ka siiso siyaasadda Qaran ee ay wasaraddu dhameystirtay isla markaana ay meel mariyeen Golaha Wasiirrada.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaraha Soomaaliya, Isaaq Xaashi Jimcaale oo tababarkan u daah-furay Dhallinyarada ayaa sheegay in ay wasaaraddu la wadaageyso Dhallinyarada qorshaha Qaran ee Wasaaradda ee ay Bishii September 2017-kii ansixiyeen Goalaha Wasiirarrada.

โ€œUjeedka Siminaarkan waa sidii Ururrada Dhallinyarada ay fikir iyo aragti uga dhiiban lahaayeen qormada siyaasadda Qaran ee Dhalliyarada Soomaaliyeed ee ay diyaarisay Wasaraada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ay Bishii Septembar ee Sanadkii 2017-kii ansixiyeen Golaha Wasiirrada, haddana waxyaabihii aad ku talisaan dib in loogu laabto ee aad aqoontiina ku baartaan aanu dib u badali doonoโ€ ayuu yiri Agaasimuhu.

Sida ku cad xog uruurin la sameeyey Sanadkii 2014-kii Dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qiyaasay in ay Bulshada ka yihiin 75%, kuwaas oo ay daโ€™doodu ka yar tahay 30 Sano,waxanay taasi ka dhigan tahay in sibeddelka Dalku uu ku xiran yahay hadsa sida loo jiheeyo Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Previous Post

Laba Milyan oo Doollar oo loo diyaariyay Fulinta Qorshayaasha ugu Horreeya Barnaamijka Is-xilqaan

Next Post

Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Dilay Weerarkii October 14, 2017

Next Post
Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Dilay Weerarkii October 14, 2017

Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Dilay Weerarkii October 14, 2017

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In