Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka warbixisay howlgallada Khawaarijta lagu ciribtirayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka warbixisay howlgallada Khawaarijta lagu ciribtirayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo shir jaraa’id ku qabtay caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa sheegay in afartii maalmood ee la soo dhaafay maleeshiyada Khawaarijta laga saaray deegaanno badan oo ka tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud, ayna isi soo dhiibeen kooxo ka tirsanaa in muddo ah.

Waxa uu sheegay in hawlgallo lixaad leh oo ay gobolka Galgaduud ka fuliyeen ciidamada qalabka qalabka sida, daraawiishta Galmudug iyo ciidamada difaaca shacabka in maleeshiyada Khawaarijta looga saaray magaalada Ceel-lahelay oo ah magalo wayn oo muddo dheer soo jirtay, sidoo kalena maleeshiyada laga saaray dhulka baadiyaha ah ee ku hareeraysan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maalintii shalay ayaa sidoo kale Khawaarijta laga saaray deegaanka Dhabana-dhulkuhays, halka dorraadna laga saaray deegaanka Labadule oo ay ku lahaayeen 2-xarumood oo tababarka Khawaarijta ay ku lahaayeen, isagoo intaa ku daray Afhayeenku in dhuka hawdka ah ee u dhexeeya Wabxo iyo Ceelbuur dagaal lagula galay argagixisada lagana saaray halkaas.

Jeneraal Caanood ayaa xusay in koofurta Mudug sidoo kale ay ka dhaceen hawlgallo lixaad leh oo Khawaarijta looga sifeeyey baadiyaha deegaannada Bacaadweyn Shabeelow iyo Qaycad oo ay maxkamad beenaad ku lahaayeen Khawaarijta.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo sifeyn ah ka fuliyay inta u dhexeysa Dhuusamareeb iyo Ceelbuur

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Hogaanka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Hogaanka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Hogaanka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In