Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Ganacsiga oo bogaadisay dhiirigelinta ganacstada yar yar ee dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Ganacsiga oo bogaadisay dhiirigelinta ganacstada yar yar ee dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-qaadatay madal loogga hadlaayey sidii maal-gelin dhaqaale looggu heli lahaa shirkadaha yar-yar iyo kuwa dhaxe iyo wax ka qabashada caqabadaha shirkadahaas ka haysta sidii ay maal-gelin uga heli lahaayeen Bangiyada gaarka loo lee yahay iyo hay’adaha maaliyaddeed.

Madashan oo ay soo qaban-qaabisay xarunta kobcinta ganacsiyada yar-yar ee Saanqaad, ayaa waxa halkaas hadal ka jeediyey Agaasimaha shirkadaha yar-yar, kuwa dhaxe iyo iskaashatooyinka ee Wasaaradda Mudane Ibraahim Ciise oo Bangiyada kala duwan ee wadanka ka codsaday inay ganacsatada yar-yar ay u fududeeyaan lacagaha deymaha ah ee ay ku horumarinayaan ganacsiyadooda, maadaama shirkadaha yar-yar iyo kuwa dhaxe ay muhiimad weyn u leeyihiin shaqo-abuurka dhallinyarada iyo guud ahaan horumarka wadanka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxa kale oo uu halkaas lagu soo bandhigay dadallada ay Wasaaraddu ku horumarinayso ganacstada yar-yar gaar ahaan dhinacyada shuruucda, siyaasadaha, mashaariicda iyo weli ba fududeynta ganacsiga iyo dhiiri-gelinta maal-gashiga.

Previous Post

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray goobaha ay ciidanka xoogga dalka ka howlgalaan “SAWIRRO”

Next Post

Akhriso: Guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo la magacaabay

Next Post
Akhriso: Guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo la magacaabay

Akhriso: Guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo la magacaabay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In