Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Ganacsiga oo soo bandhigtay Hindise Sharciyeedka Tartanka Xorta ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Ganacsiga oo soo bandhigtay Hindise Sharciyeedka Tartanka Xorta ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa Wasaaradda, ayaa waxa uu warbixino la xiriira hawlaha waxqabad ee Wasaaradda ka dhageystay Agaasime Waaxeedyada, iyada oo si gaar ah halkaas looggu bandhiggay Hindise Sharciyeedka Tartanka Xorta ah (Fair Competition Act)

Sharcigan, ayaa ahmiyad weyn u leh in shirkadaha ganacsigu ay si xor ah ugu tartamaan suuqa, waxaana uu kala xadaynayaa xad-gudubka shirkadaha ama shaqsiyaadka gancsiga, taas oo ugu dambeyn kor u qaadeysa hal-abuurka islamarkaana dhowraya macaamilka.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Hindise Sharciyeedkan, ayaa ujeedkiisu yahay in uu dhiirigeliyo jawi tartan oo ku dhisan ganacsi xor iyo xalaal ah, kana hor tagayo falalka guracan ee suuqyada/ganacsiga si loo kordhiyo waxtarka wax-soosaarka, qeybinta iyo daabulaada badeecadaha iyo adeegyada, dhiirigelinta hala-buurka iyo Abuurista jawi ku haboon Maalgashiga dalka.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la qaatay Guddoomiyaasha Maxkamadaha 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Hay’adaha Amniga Qaranka iyo Maamulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Hay’adaha Amniga Qaranka iyo Maamulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Hay’adaha Amniga Qaranka iyo Maamulka Gobolka Banaadir "SAWIRRO"

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In