Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gargaarka Oo Tubta Arrimaha Bulshada u Bandhigtay Qorshaha Gurmadka Abaaraha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Gargaarka Oo Tubta Arrimaha Bulshada u Bandhigtay Qorshaha Gurmadka Abaaraha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta musiibooyinka XFS ayaa shirka Tubta horumarinta arrimaha bulshada waxa ay ugu soo bandhigtay qorshaha loogu gurmananayo hadii ay abaaro ka dhacaan deegaannno kamid ah dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasaaradda ayaa samaysay guddi ka kooban sagaal wasaaradood oo xukuumadda kamid ah iyo wasaaradaha gargaarka maamul gobaleedayada, si dhaqsa loogu gurman karo hadii ay abaaro dhacaan.

Shirka maanta oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa waxaa sidoo kale lagu soo ban-dhigay siyaasadda dalxiiska oo ay oo diyaarisay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska.

Xukuumadda federaalka Soomaaliya oo mas’uuliyad gaaar ah iska saaraysa mawaadiniinta Soomaaliyeed ayaa waxa ay guddiga gurmadka abaaraha uga hor tegeysaa in la sameeyo guddiyo deg deg ah kadib marka ay dhibaato dhacdo.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta XFS & Masuuliyiin kale oo Booqday Fanaannadda Qaran ee Seynab Baxsan

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS & Masuuliyiin kale oo Booqday Fanaannadda Qaran ee Seynab Baxsan “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS & Masuuliyiin kale oo Booqday Fanaannadda Qaran ee Seynab Baxsan “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta XFS & Masuuliyiin kale oo Booqday Fanaannadda Qaran ee Seynab Baxsan “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In