Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo  Dhuusamareeb ku qabatay xuska naafada aduunka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka Galmudug oo  Dhuusamareeb ku qabatay xuska naafada aduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanah ee Galmudug ayaa isugu jiray wadatashi ku saabsan ka qeybgelinta naafada adeegyada dowliga ah iyo kuwa aan dowliga aheyn.

Marti sharaf ka kala socotay heerarka sharci dejinta, Siyaasadda, Fullinta, adeegayaasha Bulshada iyo Maamulka Caasimadda ayaa kaga qayb galay kulanka magaalada Dhuusamareeb,  iyadoo looga arrinsaday sidii loo dejin lahaa hannaan wax ku ool ah oo looga qeyb-geliyo  Naafada Galmudug.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026

Adeegyada dowladu bixiso iyo dhamaan adeegyada bulshada ee kasocda Galmudug, Gaar ahaan Shaqada, Gargaarka, Biyaha, Caafimaadka, Horumarada Waara iyo dhamaan adeegyada nolosha Aadanah lagama maarmaanka u ah.

Maxamed Cali Allaale Agaasimaha guud ee Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanah ee Galmudug ayaa furay kulanka iyadoona sharaxday muhiimada uu kulanka.

Naafada Galmudug oo Qeyb ka aheyd kulanka ayaa ku soo bandhigtay Baahiyahooda, waxaana halkaa hadalo ka jeediyay Guddoomiye kuxigeenka Dhuusamareeb Cabdi Xaashi iyo Qaar ka mid ah naafada.

Iyadoo ay dhamaan ka qeybgalayaashu ka tashanayeen sidii loo heli lahaa hanaan farsamo, oo ku haboon sidii waxlooga qaban lahaa baahiyaha ay qabaan Naafada Galmudug ayuu Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Ahmed taabtay sida taasi muhiimka u tahay.

Wasiir kuxigeenka shaqada Galmudug Maxamed NuurDiini iyo Wasiiru Dowlaha arrimaha Guddaha ahna kusimaha Wasiirka Axmed Dheere ayaa ugu dambeyn hambalyeeyay xuska maalinta naafada aduunka.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM

Next Post

Madaxweyne Deni oo Daah-furay Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Rayidka ee Puntland

Next Post
Madaxweyne Deni oo Daah-furay Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Rayidka ee Puntland

Madaxweyne Deni oo Daah-furay Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Rayidka ee Puntland

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In