Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo Gaalkacyo ka wadda Wacyigelin ku aadan Doorka Haweenka ee Siyaasadda +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka Galmudug oo Gaalkacyo ka wadda Wacyigelin ku aadan Doorka Haweenka ee Siyaasadda +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

U jeedka kulankan maanta ka dhacay Gaalkacyo ayaa aheyd dhiirigelinta ka qeybgalka siyaasadda dumarka, gaar ahaan golaha degaanka magaaladaas, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta wasaaradda haweenka Galmudug oo kulanka soo qaban qaabiyay.

Odayaasha dhaqanka ayaa laga codsaday in ay fursad siiyaan gabdhaha, maadaama ay yihiin qeyb muhiim ah uu bulshada ka tirsan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Galmudug, Axmed Xasan Cali, oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in gabdhaha laga takooro ka qeybgalka siyaasadda.

Qaar kamid ah odayaasha ka qeybgalay kulanka ayaa soo dhoweeyay in haweenka door ka qaataan siyaasadda gaar ahaan dhismaha golaha degaanka magaalada Gaalkacyo.

Wasiirka wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac iyo Wasiirka wasaarada Haweenka Galmudug Ubax Xuseen Dhiblaawe oo gunaanadkii kulanka ka hadlay ayaa bogaadiyay balan qadyada odayaasha dhaqanka ee ku aadan ka qeyb galinta haweenka ee xubnaha golaha deegaanka Dagmada Galkacyo.

Previous Post

AFRICOM oo Ku Baaqday in La Dardargeliyo Howlgalada ka Dhanka ah Alshabaab (WARBIXIN)

Next Post

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Askari lagu helay fal kufsi ah

Next Post
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Askari lagu helay fal kufsi ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Askari lagu helay fal kufsi ah

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In