Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka oo maanta  tababar u furtay 50 wariyaal ah “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka oo maanta  tababar u furtay 50 wariyaal ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furtay, tababar ku saabsan tebinta wararka ku saabsan tacadiyada jinsiga ku aaddan, kaas oo loo qabtay 50 wariye oo ka howlgasha warbaahinta kala duwan ee Caasimadda.

Agaasimaha waaxda Qorsheynta iyo siyaasada ee Wasaaradda Haweenka, Mudane Faysal Nuur Faarax oo tababarka furey ayaa sheegay in saxafiyiinta la barri doona sida ugu habboon oo ay u tebin karaan warbixinada la xiriira xadgudubyada ka dhanka ah jinsiga.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Qabsoomidda tababarkan waxaa iska kaashaday Wasaaradda Haweenka iyo hey’adda UNFPA,  iyadoo tababarka bixineyaan khubaro ka socota ururka Saxafiyiinta ee FUSOJ.

Tababarkan oo labo maalin ka socon doono Muqdisho ayaa ah wajigii labaad waxaa sidan oo kale Wasaaradda tababar ugu qabatay magaalooyin ay kamid yihiin; Dhuusamareeb, Qardho, Baydhabo iyo Garbahaarey.

Tabarka ayaa marka ow soo gabagaboobo  waxaa rajo weyn laga qabaa dadkii ka faa’iiday inay Cilmigii ay barteen dib ugu celshaan bulshadii u baahneed.

Kaltanka shaqadda War aqrinta Radiyaha iyo TVGA

Previous Post

Tababar loo soo xiray baarayaasha saldhigyadda Degmooyinka Galmudug.

Next Post

Taliska Nabadgalyada Waddooyinka Galmudug oo ka  halka halka ay mareyso qadashada sharciyada gadiidka “SAWIRRO”

Next Post
Taliska Nabadgalyada Waddooyinka Galmudug oo ka  halka halka ay mareyso qadashada sharciyada gadiidka “SAWIRRO”

Taliska Nabadgalyada Waddooyinka Galmudug oo ka  halka halka ay mareyso qadashada sharciyada gadiidka "SAWIRRO"

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In