Monday, January 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda haweenka oo qabatay kulan looga tashanayay siyaasadda Qaran ee jinsiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda haweenka oo qabatay kulan looga tashanayay siyaasadda Qaran ee jinsiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo looga tashanayay Hindise sharciyeedka ku saabsan diyaarinta siyaasada Qaran ee Jinsiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaanno, ururada haweenka iyo marti sharaf kale, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa la isku weydaarsaday tallooyinka lagu biirin karo hindise sharciyeedka, maadaama uu aad muhiim ugu yahay bulshada, si loo helo sharci ka hortaga dhibaatooyinka ka dhanka ah jinsiga.

Related posts

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐁𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐀𝐀𝐃𝐈𝐑 𝐎𝐎 𝐗𝐀𝐑𝐈𝐆𝐆𝐀 𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐑𝐀𝐘 𝐃𝐔𝐆𝐒𝐈𝐆𝐀 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐌𝐎𝐎𝐋𝐄𝐘

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐁𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐀𝐀𝐃𝐈𝐑 𝐎𝐎 𝐗𝐀𝐑𝐈𝐆𝐆𝐀 𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐑𝐀𝐘 𝐃𝐔𝐆𝐒𝐈𝐆𝐀 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐌𝐎𝐎𝐋𝐄𝐘

January 19, 2026
Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

January 19, 2026

Agaasimaha Waaxda Jinsiga ee Wasaaradda Haweenka Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa sharaxaad ka bixisay hindise sharciyeedka ay Wasaaraddu soo diyaarisay, waxaana ay intaa ku dartay in tallooyinka ka qeyb galayaasha muhiim u tahay dhameystirka sharciga.

Xildhibaan Bishaaro Cabdi Garabeey oo ka hadashay madasha ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsantahay diyaarinta sharcigan, ayna soo dhaweynayaan kan baarlamaan ahaan.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa tilmaamtay in sharcigan uu yahay markii ugu horeysay oo la diyaariyo, ayna u gudbin doonto golaha Wasiirada, kaasi oo ka hortagi doono xadgudubyada ka dhanka ah jinsiga.

IMG_9280 IMG_9286 IMG_9288 IMG_9292 IMG_9294 IMG_9295 IMG_9296 IMG_9298 IMG_9304 IMG_9305 IMG_9306 IMG_9311 IMG_9315 IMG_9317 IMG_9322 IMG_9324 IMG_9329 IMG_9349 IMG_9351 IMG_9355 IMG_9359 IMG_9362 IMG_9364 IMG_9367 IMG_9371 IMG_9375 IMG_9376 IMG_9392 IMG_9401 IMG_9405 IMG_9408 IMG_9411

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo tababbar u furay dhallinyaro ka kala timid 17-ka Degmo ”SAWIRO”

Next Post

Hey’adda Nabadsugidda oo shacabka Cadaado uga digtay iney guryo ka kireeyaan Shabaab

Next Post
Hey’adda Nabadsugidda oo shacabka Cadaado uga digtay iney guryo ka kireeyaan Shabaab

Hey'adda Nabadsugidda oo shacabka Cadaado uga digtay iney guryo ka kireeyaan Shabaab

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐁𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐀𝐀𝐃𝐈𝐑 𝐎𝐎 𝐗𝐀𝐑𝐈𝐆𝐆𝐀 𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐑𝐀𝐘 𝐃𝐔𝐆𝐒𝐈𝐆𝐀 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐌𝐎𝐎𝐋𝐄𝐘

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐁𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐀𝐀𝐃𝐈𝐑 𝐎𝐎 𝐗𝐀𝐑𝐈𝐆𝐆𝐀 𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐑𝐀𝐘 𝐃𝐔𝐆𝐒𝐈𝐆𝐀 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐌𝐎𝐎𝐋𝐄𝐘

January 19, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta maanta ah xarigga ka jaray Dugsiga...

Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

January 19, 2026
0

Soomaaliya waa qaran ka mid ah dalalka Afrika ugu geesisan taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu qaaradda ku fidayay si fudud,...

Guddoomiye Muungaab “Si loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah.”

Guddoomiye Muungaab “Si loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah.”

January 19, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay...

Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta

Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta

January 19, 2026
0

Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari hubeysan uu isticmaalo mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In