Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka Oo Sheegtay in Sharciga xakameynta gudniinka fircooniga Goordhow  la soo saari doono “Sawirro+MUUQAAL”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho , Isniin, December 01, 2014- Wasaaradda haweenka iyo horrumarinta xuquuqul insaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan looga arrinsanayay siyaasadda ku aadan wax ka qabashada dhibaatada gudniinka firnoociga uu u leeyahay dumarka Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb-galay ku dhowaad 100 qof oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo wasaaradda ay dhegeysatay afkaarta ka soo qeybgalayaasha oo dhammaantood  isku raacay in gudniinka fircooniga uu dhibaato u leeyahay bulshada.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horrumarinta xuquuqda aadanaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo kulanka ka soo qeyb gashay, ayaa ka sheekeysay qorshaha wasaaradda ee wax ka qabashada gudniina fircooniga, iyadoo sheegtay in heerka gudniinka fircooniga ee Soomaaliya lagu qiyaasay 98%,waxaana wasiirka ay xustay in haweenka loo guday gudniinka fircooniga da’dooda ay u dhaxaysay 15-49 sano jir.

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaliya  ayaa sheegtay in kulankaan laga soo saari doono sharci xakameynta gudniinka fircooniga ah kaasi oo dhibaato ku ah Dumarka Soomaaliyeed,iyadoo sheegtay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay ka hortaga gudniinka fircooniga ah

Dhinaca kale, wasaaradda haweenka iyo horrumarinta xuquuqda aadanaha  ayaa  isla maanta Agaasimaha ololaha ciribtirka gudniinka fircooniga u magacowday Drs. Mina Xasan Maxamed oo horay u aheyd xiriiriyaha wasaaradda haweenka.

Kulanka ayaa socon doonna muddo 2 cisho ah, waxaana maalinta berri ah laga doodi doonnaa sidii loo dhamaystiri lahaa wax ka qabashada dhibaatada gudniinka fircooniga.

DSCN6025 DSCN6022 DSCN6005 DSCN5994 DSCN5949

Previous Post

Arday Deeq Waxbarasho Helay Oo Suudaan U amba baxay (DAAWO MUUQAAL)

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In