Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka Puntlnad oo soo gabagabeeysay shirka u qareeminda xeerka joojinta Gudniinka Gabdhaha “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka Puntlnad oo soo gabagabeeysay shirka u qareeminda xeerka joojinta Gudniinka Gabdhaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntlnad oo kaashanaysa Wasaaradaha Caafimaadka iyo Caddaalada ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirka u qareeminda xeerka joojinta Gudniinka Gabdhaha waxyeeleeya.

Waxaana shirka goobjoog ahaa Wasaaradaha Caafimaadka, Caddaalada, Wasiirro hore Guddoomiyaha Haweenka Gobalada Puntland, Ururada Haweenka ee Degmooyinka, Haweenka u qareema joojinta Gudniinka Gabdhaha hal-doorka iyo aqoon-yahanka Puntland khubro kale.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Kulan oo socday muddo labo maalmood ah waxaana ka soo qayb-galay Haween gaarayo 50 Haweenka  wax ay kacodsadeen Baarlamaanka Puntland inay ansixiyaan xeerka joojinta Gudniinka Gabdhaha .

Markii uu soo idlaaday kulankaasi ayaa waxaa ka soo baxay baaq ka kooban afar qodob oo ku salaysan inay si aqlabiyad leh u ansixiyaan Golaha Baarlamaanka xeerka joojinta Gudniinka Gabdhaha Puntland Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qosyka Puntlnad oo kaashanaysa Wasaaradaha Caafimaadka iyo Caddaalada

Previous Post

Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurba joogta oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Heer Federaal oo la kulmay Guddiga doorashada Jubbaland

Next Post
Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Heer Federaal oo la kulmay Guddiga doorashada Jubbaland

Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Heer Federaal oo la kulmay Guddiga doorashada Jubbaland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In