Wasaaradda Haweenka oo soo qaban qaabsiay munaasabad lagu xusayo maalinta Xuquuqda Aadanaha oo ku beegan 10-ka December oo ay ka qeyb galayaan madax kala duwan ayaa ka socota magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay in horumar balaaran laga sameeyay yareynta tacaddiyada la xiriira xaquuqda Aadanaha ee ka dhaca Soomaaliya.
Agaasimaha Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha Dr. C/qani Sheekh ayaa sheegey in horumar balaran laga sameeyey yareenta tacadiyada la xariira Xuquuqda aadanaha ee ka dhaca Soomaaliya.
Munaasabadda ayaa ku soo idlaatay jawi degan.