Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda howlaha guud oo ka digtay in la dhisto garoonkii LLP Jeenyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa maanta amar ku bixiyay in si deg deg ah ay u joojiyan dad si sharci darro ah u dhisanaayay dhul ay laheyd Wasaaradda howlaha guud gaar ahaan garoonkii kubadda cagta LLP Jeenyo ee Dagmada Yaaqshiid.

Wasiirka howlaha guud iyo ku-xigeenkiisa oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaraddaasi oo maanta howlo kormeer ah ku tegay garoonkii kubadda cagta LLP Jeenyo ee degmada Yaaqshiid, oo ah garoon ay kooxda ugu diyaar garoobi jirtay xilliyada ay ka qeyb galayaan cayaraha heer gobol iyo heer caalami, ayaa markii ay tegeyeen garoonka oo ka socotay dhismooyin sharci darro ah amar ku bixiyeen in la joojiyo dhismahaasi.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Agaasimaha Waaxda Guryeynta ee Wasaaradda Howlaha Guud Xasan Axmed Shirwac ayaa sheegay in garoonka uu yahay mid kooxda ay tababar ku qaadan jirtay, isla markaana aan la ogalaan karin in la iska dhisto.

“Garoonkaas waa garoon weyn oo baaxadisa ay la egtahay 160+120 square, isla markaana darbi weyn ku wareegsanyahay, waxaa iska leh dulkaasi kooxda kubada cagta ah ee LLP Jeenyo Wasaaradsa howlaha guud, uma dul qaadan doonto in la boobo dulalka ay leedahay Wasaaradda” ayuu yiri Agaasimaha

Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Saalax Sheekh Cismaan ayaa ku amray dadka ku howlan inay dhistaan garoonkii Jeenyo in muddo 24 saac ay ku joojiyaan, isagoo intaa ku daray in ciddii ku adkeysata laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsan.

Wasiirka waxa uu xusay in dhawaan ay dib u howlgelin doonaan garoonka, si kooxda ay fursad ugu hesho inay tababaro ku qaataan garoonkoodii hore.

Previous Post

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka iyo Ururrada bulshada oo shir yeeshay

Next Post

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska oo howlo shaqo u tegay Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska oo howlo shaqo u tegay Beladweyne “SAWIRRO”

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska oo howlo shaqo u tegay Beladweyne “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In