Thursday, January 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda kalluumaysiga ooTababar u soo xirtay Haween ka ganacsada Kalluunka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda kalluumaysiga ooTababar u soo xirtay   Haween ka ganacsada Kalluunka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarka haweenka la siiyay oo ay iska kaashanayeen Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Hay’adda QM u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee “FOA” iyo Jaamacadda Daarul Xikma ayaa Xubnaha ka tirsan Dowladda Soomaaliya ee ka qayb galay waxaa ka mid ahaa wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya  Mudane Maxamed Cumar Ceymooy,  Wasiir ku xigeeenka Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaliya Marwo  Muumino Sheekh Cumar Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kaluumeysiga Axmed Maxamed Iimaan iyo mas’uuliyiin kale waxaana kulankaas lagu soo xiray tababar muddo Usbuuc ah u socday Haweenka ka Ganacsada Kalluunka.

Ugu horeyn waxaa ka hadlay goobta Sahro  Muxudiin Axmed oo ku hadashay haweenka ka faa’iideeystay  Siminaarka Magacooda  waxaana ay ka hadashay waxyaabihii la baray mudadii todobaadka ahayd ee uu socday.iyadoo sheegtay in wax badan ay ka fahmeen ka ganacsiga kalluunka oo ka mid ah Kheyraadka alle uu nagu manaystay.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026

Dr Xasan meyre Nuur oo ka tirsan Maamulka Jaamacadda Daarul Xikma iyo Xuseeen Cali Axmed xiriiriyaha Hay’adaha Cunnada iyo Beeraha u qaabilsan QM ee “FOA” ayaa ka hadlay xiritaanka tababarka waxaana ka sheekeeyeen haweenkani waxyaabihii ay ka faa’iideen.oo ay ku sheegeen in ay ahayd in waqti hore la baro.

Wasiir ku xigeeenka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xaquuqul insaanka Muumino Sheekh Cumar ayaa waxaa ay wasaarada kalluumeysiga uga mahadnaqday sida ay isugu howshay in haweenka kalluunka ka ganacsada la baro aqoonta la xiriirta Xirfadooda.

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Ceymooy oo gababadii ka hadlay ayaa sheegay in muhiimad weyn ay u tahay wasaaradda in haweenka xirfadahooda kor loo qaado isagoo sheegay in wasaaraddu ay dardargalin doonto in dadka la baro qaabka ugu sahlan ee khayraadka wabiga loogala sooboxo.

1 2 3 4

6

5

Previous Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

January 21, 2026
0

The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...

Iskaashiga Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo sii xoogaysanaya

Somalia Thanks China for Continued Support and Strong Bilateral Cooperation

January 21, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In