Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda oo ballan qaaday in aay shaqo abuur iyo maalgelin u sameyn doonto dadkii ku hanti beelay qaraxii Soobe2.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda oo ballan qaaday in aay shaqo abuur iyo maalgelin u sameyn doonto dadkii ku hanti beelay qaraxii Soobe2.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ayaa ballan qaadday in kuwa ugu nugul dadkii ku hanti beelay qaraxyadii Soobe 2 ay shaqo abuur iyo maalgalin u sameyn doonto taas oo qeyb ka noqon doonto gurmadka loo sameeyey dhammaan dadkii ku wax yeeloobay qaraxyadii dhacay Sabtidii, 29 October 2022.

Sidoo kale Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Mudane Ahmed Hassan Aaden oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha wasaaradda Mudane Bashiir Mohamed Ali Baxnaan iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Mudane Ali Ifiye Ali ayaa qeyb kamid ah gargaar ka ay wasaaraddu uga qeyb qaadaneyso dadkii waxyeeladu ka soo gaartay qaraxyadii Soobe 2 ku wareejiyey hay’adda maareynta masiibooyinka Soomaaliyeed SoMDA.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Agaasimaha Hay’adda Mudane Maxamuud Macalin ayaa wasaaradda uga mahadceliyey tageerada iyo garab istaagga ay muujiyeen si ay qeyb uga noqdaan samata bixinta dadka Soomaaliyeed.

Wasiir Ahmed Hassan Aaden ayaa sheegay in tani qeyb ka tahay gargaarka ay wasaaraddu uga qeybqaadaneyso gurmad ka dadka Soomaaliyeed ee la dhibaatoonaya waxyewlada qaraxyada.

Wasiirka ayaa xoojiyey baaqyada Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee ku aadan in la xoojiyo gurmad ka dadkii ku waxyeelabay. waraxyada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ay u istaagaan sidii ay dowladda garab ugu siin lahayd in dalka oo dhan laga xooreeyo cadowga ku soo duulay umadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka koonfur galbeed oo kulan la qaatay safiirka Talyaaniga u jooga Soomaliya

Next Post

Kulan Looga Hadlayay Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe2 Oo Lagu Qabtay Wasaaradda Hawlaha Guud

Next Post
Kulan Looga Hadlayay Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe2 Oo Lagu Qabtay Wasaaradda Hawlaha Guud

Kulan Looga Hadlayay Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe2 Oo Lagu Qabtay Wasaaradda Hawlaha Guud

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In