Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Kaluumeysiga ee Jubbaland oo tababar usoo xirtay qaar kamid ah Kaluumeysatada Jubbaland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wejigii Saddexaad ee doorashooyinka Aqalka hoose Jubbaland oo Maanta lasoo gabagabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasarada Kaluleysiga iyo Qayraadka Badda Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa Maanta Tababar Mudo 3 Maalmod uga Socday Hotel Qiilmaaye 50 Kalumeysato oo Laga Soo Xulay Jaziiradaha Raaskamboni, Buurgabo, Kudhaa, Madhabo, Juulo Jawaay iyo Istanbuul. Koyaame ย ugu Soo Xirtay Magalada Kismaayo.

Tababarkan ayaa Lagu Baraaye 50 ka Kalumeysato Ee Laga Soo Xulay Jaziiradaha Gobolka Jubbada Hoose sida Loga Hortagi Lahaa Xaalufinta Qeyraadka Baddaย  iyo Sidii Loo ilaalin Lahaa Ugxaanta Qubada, Argosatada iyo Kalluunka Yar Yar Ee Aan Loo Baahneyn in Laga Soo Saaro Badda.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Qaar ka Mid ah Kalluleysatada Muda 3 da Maalmod Tababarka Qaatay ayaa Shegay inay Wax Weyn Ka Fa,iideyseen Tababarka iyagoona Shegay in Markii Hore ay Soo Saari Jireen ugxaanta Qubada Argosatada iyo Kallunka Yar Yar Laakin Hada ay Aqoon ay u Yeesheen in ay Mamnuuc tahay in Bannanka Loo Soo Saaro

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ย iyo Isgaarsiinta Dowlad Goboledka Jubaland ย Cabdi Nuur Cali adan oo Xiritanka Tababarka Ka Hadlay ayaa Shegay inay Muhiim Tahay in Tababaro Badan La Siiyo Kallumeysatada si ay oga Hortagaan Xaalufinta kheyraadka Badda

Wasiirka Wasarada Kallumeysiga iyo kheyraadka Badaย  Ibraahim xasan cabdi ย Baajuun oo Gaba Gabadii Tababarka Soo Xiray ayaa Kula Dardaarmay 50 ka Kallumeysato Ee Tababarka Loo Soo Xiray in Waxa ay Barteen ay Oga Faa ideyaan Bulshada Kale Si Loo ilaaliyo Qeyraadka Badda.

Previous Post

Dhegeyso: Barnaamijka Wadajir oo Diiradda lagu saaray Saameynta Musiibadii 14 October “Sawirro”

Next Post

Dhegeyso: Warka Duhur 02-12-2017

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhegeyso: Warka Duhur 02-12-2017

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In