Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda kaluumeysiga XFS oo biloowday bixinta rukhsadaha kaluumeysi ee badda Soomaaliya “Sawirro”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda kaluumeysiga XFS oo biloowday bixinta rukhsadaha kaluumeysi ee badda Soomaaliya “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan Taariikhiga ah oo hadafkeedu ahaa daahfurka bixinta Ruqsadaha kallumeysiga ee badweynta Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul wasaare ku-xiggeenka dalka, Wasiirada Kaluumeysiga iyo shaqada iyo arrimaha bulshada, Safiirada dalalka China iyo Talyaaniga, iyo madax ka socotay Bangiga aduunka iyo FAO.

Wasiirka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda Soomaaliya Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame oo ugu horeyn munaasabada ka hadlay Ayaa sharaxay heshiiskaan iyo waxa uu ku saabsanyahay, wuxuuna dhinaca kale fariin u diray maraakiibta sida sharci darada ah uga kallumeysta badaha Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa tilmaamay in heshiisyadaan laga dhaxli doono shaqo abuur iyo dhaqaalaha dalka oo kobca .

Ra’iisul wasaare ku-xiggeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)  oo daahfuray mashruuca  ayaa sheegay in arrintaan ay cadeyn u tahay horumarka uu dalku ku tilaabsanayo, wuxuana intaa ku daray in daqliga mashruucaan kasoo xarooda lagu shubi doono bangiga dhexe ee dalka.

Wasiirka kaluumeysiga ayaa ugu dambeyn warqado ruqsado ah u saxiixay shirkado ka socday dalka China, kuwaas oo soo buuxiyey dhammaan  shuruudihii laga rabay, arrintaana waa  guul kale oo taariikhi ah oo ay gaartay dawladda Soomaaliya maadaama heshiiskaan uu soo afjarayo marakiibta iyo doomihii sida sharci daradda ah uga kaluumeysan jiray baddaha Soomaaliya.

 

 

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo daah-furay Shir sanadeedkii Labaad Haweenka Xildhibaanada ah ee Heer Federaal iyo Heer Dawlad goboleed “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In