Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Galmudug mudane Maxamed Axmed Faarax oo wareysi gaara siiyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay In ay Wadaan Qorshoyaal lagu xoojinaayo dhaqaalaha Maamulkaasi.
Mudane Maxamed Axmed Faarax Wasiir ku xigeenka Maamliyadda Galmudug waxaa uu tilmaamay in Wasaaraddu ku Howlan tahay Balaarin ku aadan Xaafiisyo Wasaaraddu ka Furanayso Dhamaan Deegaanada hoos yimaada Maamulka Galmudug.
halkaan hoose ka dhageyso wareysiga Wasiirka: