Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle oo soo bandhigtay sharciga daqli arruurinta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle oo soo bandhigtay sharciga daqli arruurinta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Maaliyadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta soo bandhigtay hindise sharciyadeed ku saabsan sida dakhliga loo arruuriyo, loona maamulo.

Ujeeddada ay u soo bandhigtay Wasaaraddu ayaa ahayd baraarujin iyo wacyigelin ay ugu talagashay bulshada gaar ahaan ganacsatada.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Madasha Wasaaraddu ku soo bandhigeysay sharciga dakhli arruurinta ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle, ganacsato, waxgarad iyo qaybaha kale.ee bulshada ku nool caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar.

Ugu horeeyn waxaa goobta ka hadlay qaar ka mida ganacsataddii ka soo qayb gashay iyo duqa magaalada Jowhar Saalax Muudeey Cali waxayna soo dhoweeyeen. hidise sharciyeedka Wasaaradda Maailyadda Hirshabeelle ay soo bandhigtay.

Agaasimaha dakhliyada Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle Abuukar Yuusuf Maxamed ayaa sheegay in marxalado kala duwan.uu soo maray hindise sharciyadeedkan.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Muumin Tuure Cabdullaahi aya xusay muhiimadda uu sharcigaan u leeyahay bulshada .

Previous Post

Xidigaha Xulka Banaadir oo garaacay dhigooda Hirshabeelle

Next Post

Waddada Ceel Daahir-Ceerigaabo oo laami la Saarayo “SAWIRRO”

Next Post
Waddada Ceel Daahir-Ceerigaabo oo laami la Saarayo “SAWIRRO”

Waddada Ceel Daahir-Ceerigaabo oo laami la Saarayo “SAWIRRO”

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In