Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Maaliyadda oo qorsheyneysa inay la wareegto qaadista lacagaha ka soo xaroodo Maamulka Hawada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo maamulka hawada Soomaaliya oo ka furmi doona Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtey in dhawaan si toos ah ay ula wareegeyso qaadista lacagaha ka soo xarooda Maamulka hawada oo ay horey gacanta ugu haysay Qaramada Midoobay.

 

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Wasirka Maaliyada Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo marti ku ahaa Barnaamijka kulanka todobaadka ee Warbaahint Qaranka  ayaa ka hadlay guulaha Soomaaliya ay ka gaartay wada hadalada deymaha looga cafinayo ee kala dhaxeeya Hey’adda lacagta Aduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (IMF) , kordhinta dakhliga iyo isla xisaabtanka.

Wasiir Beyle waxa uu sheegay in Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ay iska kaashanayaan sidii lacaga canshuurta ah ee laga qaado diyaaradaha mara hawada dalka oo in mudda ah ay soo maamulaysay Qaramada Midoobay loogu wareejin lahaa Wasaaradda Maaliyadda.

Wasiirka ayaa la waydiiyay sida xal loogu heli karo caqabadaha Soomaalida dibada ku nool ku qabaan xiriirka bankiyada caalamiga ah iyo kuwa gudaha.

“Maanta sida uu adduunku inoogu soo jeedo ayaa baanankanu u soo jeedaan,  dhawaan waxaan heli doonaa Baanan  yimaada halkan oo baanankeena wax la qabsada, oo Branches halkan ka furta oo lagu nasto oo lacagta xawila” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya.

Mudane Cabdiraxmaan Beyle Wasiirka Maaliyada ayaa tilmamay inay muhiim tahay xisaab celinta hey’adaha Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Previous Post

Taliyaha Ciidamada Qeybta 21aad oo talis mideysan u sameeyay ciidmada Amniga degmada Caabudwaaq “SAWIRRO”

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In