Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ku howlan Ciidanka Xoogga in loo diiwaan geliyo Akoonkooda gaarka ah, si loogu shubo Mishaarkooda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ku howlan Ciidanka Xoogga in loo diiwaan geliyo Akoonkooda gaarka ah, si loogu shubo Mishaarkooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Muddooyinkii ugu dambeeyey waxay waday qorsheyaal ay ku hormarineyso hanaanka Maaliyadeed ee dalka iyo Habka Mushaar bixinta Shaqaallaha Rayidka iyo Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed, kuwaasi oo ay kamid yihiin in shaqaalaha dowladda Mushaarkooda loogu shubo Akoonadooda gaarka ah, halka markii hore gacanta lagu siin jiray.

Wasaaradda, ayaa dhowaan shaacisay in Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ay ku bilowday in diiwaan geliyaan Askarta iyo Saraakiisha Taliska, islamarkaana laga qoro Acount-yadooda Bankiga, si mushaarkooda billaha ah loogu soo shubo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maanta, ayaa wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxay bilowday in Saraakiisha iyo Askarta Taliska Ciidanka Cirka Soomaaliyeed loo diiwaan geliyo Akoonadooda Bankiga, waxaana qorshahaan uu qeyb ka yahay dadaalka Xukuumadda ay ugu jirto ka hortagga Musuqa iyo wax isdabamarinta.

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo soo gaba-gabeeyey Socdaal uu ku marayey Goboladda Sool iyo Sanaag

Next Post

Horjooge sare oo Maleeshiyada Alshabaab ka tirsan oo Ciidamada Ammaanka isku soo dhiibay

Next Post
Horjooge sare oo Maleeshiyada Alshabaab ka tirsan oo Ciidamada Ammaanka isku soo dhiibay

Horjooge sare oo Maleeshiyada Alshabaab ka tirsan oo Ciidamada Ammaanka isku soo dhiibay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In