Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda macdanta oo beenisay qoraal lagu daabacay Website-ka Bloomberg

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya: “Ma ogolaaneyno wax ka yar heshiis xalaal ah oo ku saabsan arrimaha shidaalka”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Macdanta iyo batroolka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay war qoraal ah oo uu soo daabacay Website-ka Bloomberg oo ah website ay ganacsato leeyihiin.

La taliyaha Wasaaradda Macdanta iyo batroolka ee dhanka xiriirka caalamiga ah  Ibraahim Cali Xasan oo lahadlay Warbaahinta ayaa beeniyay qoraalka lagu soo daabacay website-ka Bloomberg, isagoo intaa ku daray in Wasaaraddu ay bulshada u caddeyneyso in arrinkaasi aanu waxba ka jirin.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

“Shirka jaraa’id waxa uu ku saabsanyahay jawaab ay ka bixineyso Wasaarada macdanta qoraal lagu soo daabacay Website-ka Bloomberg oo sheegayo in shidaalka Soomaaliya 90% waxaa laga yaabaa in la siiyo shirkadda SOMA-OIL, waxayna sheegayaan inay u badantahay in la siinayo shirkaddaasi, iyagoo aan qoraalka ku caddeynin in uu jiro heshiis, runtii kaas ayuu shirka jaraa’id ku saabsanyahay in dowladda ay jawaab ka bixiso, baahi ayaana jirtay in arrintaasi lagaga jawaabo, waxaan Ummadda u caddeyneynaa in qoraalka ku soo baxay Website-kaasi uu yahay mid been abuur ah oo aan waxba ka jirin” ayuu yiri Ibraahim Cali.

Ibraahim Cali Xasan ayaa xusay in Wasaaraddu ay dhawaan arrinkaasi ka soo saartay war-saxaafadeed, isla markaana Wasiirka Macdanta uu si rasmi ay u caddeeyay in warka lagu daabacay Website-ka Bloomberg uu yahay mid waxba kama jiraan ah.

 

Previous Post

Madaxweynaha oo ka qeybgaley xafladda caleema saarka dhigiisa Sudan

Next Post

Wasaarada waxbarshada Soomaaliya oo digniin u dirtay daladaha waxbarashada

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya oo walaac  ka muujineysaa tahriibka iyo socdaalka sharci darada oo ay ku kacaan dhalinyarada Soomaaliyeed

Wasaarada waxbarshada Soomaaliya oo digniin u dirtay daladaha waxbarashada

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In