Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta Hirshabeelle oo kullamo ku saabsan qorshaha sagaallaad ee Qaranka ka wada magaalada Beledweyne+Sawirro.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta Hirshabeelle oo kullamo ku saabsan qorshaha sagaallaad ee Qaranka ka wada magaalada Beledweyne+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo ay si wada jir ah u soo qaban-qaabiyeen Wasaaradaha Qorsheynta Dowlada federalka iyo tan Maamulka Hirshabeelle ayaa looga wada arinsanayaa sidii looga wada shaqeyn lahaa ka qeyb qaadashada qorshaha horumarinta Qaranka Sagaalaad.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Abuukaate Guuleed C/llaahi Macalin oo Wareysi uu siyey Radio Muqdisho waxaa uu kaga hadlay waxyaabaha Shirkaas looga hadlay,Waxaana uu Sheegey in Shirkan looga arrinsanayo Sidii Bulshada reer Beldweyne ay usoo gudbin lahaayeen Qorshahoda Shanta sano ee Socota.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiirka Qorsheynta Hirshabeelle abuukaati Guuleed ayaa intaa ku darey in qeybaha bulshada ay la kulmeen waxaana uu sheegay iney xoogga saari doonaan arrimaha amniga iyo kaabayaasha dhaqaale, iyadoo maamulku uu si gaar ah cabasho uga muujiyey arrimha fatahaadaha ee kusoo laalaabtay gobalka gaar ahaan magaalada Belewyne.

Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in kulamadaan wadatashiga ah ee ka socoda gobolka Hiiraan uu qeyb ka yahey arrimaha qaxootiga in xal waara loo helo oo dadka la deegaameeyo si Iskuullo iyo Caafimaad dhameystiran ay u helaan.

Previous Post

Guddiga Golaha Shacabka ee u xilsaaran Diyaarinta Sharciga Doorshooyinka Qaranka oo la kulmay madaxda UNSOM+sawirro

Next Post

Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo kullan lagu dardar gelinayo Amniga degmada Marka la qaatay Guddoomiyaha degmada.

Next Post
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo kullan lagu dardar gelinayo Amniga degmada Marka la qaatay Guddoomiyaha degmada.

Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo kullan lagu dardar gelinayo Amniga degmada Marka la qaatay Guddoomiyaha degmada.

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In