Tuesday, July 15, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo kullan lagu dardar gelinayo Amniga degmada Marka la qaatay Guddoomiyaha degmada.

admin by admin
August 27, 2019
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo kullan lagu dardar gelinayo Amniga degmada Marka la qaatay Guddoomiyaha degmada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Giddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim aadan Cali Najax oo wareysi gaar ah siiyey Radio muqdisho ayaa Sheegey in kulan looga hadlayey dardar gelinta howlaha degmada uu la qaatey guddoomiyaha degmada Marka C/laahi Axmed Waafow.

Guddoomiye Najax ayaa maamulka iyo Shacabka degmada Marka ku ammaanay iskaashiga dhanka ammaanka degmada iyo sida ay uga wadashaqeeyaan,isagoo u balan qaadey in marksta dhankooda ay diyaar ula yihiin waxkasta oo amniga degmda lagu horumarin karo.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

July 14, 2025
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

July 14, 2025

Najax ayaa intaa ku daray “Shacabka degmada wa in ay marksta fikir mideysan ay uga soo wada jeestaan dhagarta maleeshiyada Al-Shabaab ee diidan dowladnimada waana midda kaliya Ee nabad diidka looga guuleysan karo”.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha  gobalka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa mamulka degmada u sheegey in dhawaan mashaariic hormarineed oo kala duwan degmada laga fullin doonno si bulshada degmada loo gaarsiyo dhammaan adeegyada aasaasiga ah.

Previous Post

Wasaaradda Qorsheynta Hirshabeelle oo kullamo ku saabsan qorshaha sagaallaad ee Qaranka ka wada magaalada Beledweyne+Sawirro.

Next Post

Ergada Gaalkacyo Uga Qayb Geleysa Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Oo Dhuusamareeb Lagu Soo Dhaweeyay+sawirro

Next Post
Ergada Gaalkacyo Uga Qayb Geleysa Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Oo Dhuusamareeb Lagu Soo Dhaweeyay+sawirro

Ergada Gaalkacyo Uga Qayb Geleysa Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Oo Dhuusamareeb Lagu Soo Dhaweeyay+sawirro

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

July 14, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u qaabilsan...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

July 14, 2025
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka...

Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka 25aad ee Wasiirada Maaliyadda ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika

Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka 25aad ee Wasiirada Maaliyadda ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika

July 14, 2025
0

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir Guddoominaya kulanka ay yeelanayaan Wasiirada Maaliyadda Madasha dalalka...

Shir-Wadatashi Qaran oo lagu diyaarinayo Qorshaha Qaran ee Ka Hortagga iyo Xakameynta Cudurka Cagaarshowga oo ka furmay Muqdisho

Shir-Wadatashi Qaran oo lagu diyaarinayo Qorshaha Qaran ee Ka Hortagga iyo Xakameynta Cudurka Cagaarshowga oo ka furmay Muqdisho

July 14, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Ali Haji Aden, ayaa maanta si rasmi ah u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In